Sign in to follow this  
Fiqikhayre

President of Somalia meets the 'EU's' Crisis response team at heavily fortified Halane Amisom Base

Recommended Posts

The EU’s “Political and Security Committee” visits Somalia

 

 

12 June 2103

 

Today, the European Union’s Political and Security Committee (PSC), the key body that contributes to define and monitor the EU’s crisis response as part of the EU’s Common Foreign and Security Policy, made its first visit to Somalia. The visit underlined the commitment of the EU to the new political dispensation and the people of Somalia, and the extensive support for the normalisation of the situation in Somalia both politically and in terms of security.

 

The PSC Ambassadors met with President Hassan Sheikh Mohamud and the Federal Government.

 

They welcomed the progress in the political and reconciliation processes and in the field of security and development, and discussed the challenges the Government is still facing to rebuild the country. The EU PSC reiterated the EU’s continued support to creating peace, stability and prosperity in Somalia and in the wider Horn region. They encouraged continued consolidation of the peace and governance achievements. President Hassan Sheikh and the PSC Ambassador’s underscored that “The New Deal for Somalia Conference”, which will be jointly hosted by Somalia and the EU in Brussels in September this year, will provide a unique opportunity to galvanise the international community around the New Deal and the Government’s vision up to 2016.

 

The representatives of the PSC also visited the EU Training Mission that recently moved from Uganda to Somalia.Security remains a key aspect for stability in Somalia and the EUTM operation’s move to Mogadishu is part of the paradigm shift of engaging inside Somalia and in close partnership with the authorities.

 

Background

 

The PSC is the main body of the EU in the definition of and follow-up to the European Union’s Common Foreign and Security Policy (CFSP) and crisis response. The PSC is permanently chaired by the European External Action Service (EEAS) and comprises ambassadors from the 27 EU Member States.

 

 

Magali Uytterhaeghe

Press and Communication Officer

EU Mission to Somalia

Office: Delegation of the EU to Kenya – P.O. Box 45119 – 00100 Nairobi

Tel: +254.20.271.28.30 // Cell: +254.717.10.44.14

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan oo la kulmay Wafdi EU-da

12 Jun 12, 2013 - 9:08:00 AM

 

Madaxweynaha DF Somalia Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta 12 June,2013 kula kulmay Muqdisho wafdi ka socda Midowga Yurub oo uu hogaaminayay Madaxa Siyaasada iyo Nabadgalyada EU-da.

 

Kulanka oo ka dhacay Xarunta AMISOM ayaa wuxuu ahaa mid ay albaabadu u xiran yihiin iyadoo Madaxweyne Xasan oo la hadlay saxaafada markii uu soo dhamaaday kulanka uu sheegay in Madaxda EU-da uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa dib u dhiska iyo nabadeynta Somalia.

 

“Wafdigan waa midkii ugu sareeyay EU-da oo Maanta nasoo booqda, waxaan u sharaxay qorshayaasha DF ay doonayso inay wax ka qabto Mustaqbalka dhow, waxaana u sharaxay wixii noo qabsoomay” ayuu yiri Xasan Shiikh oo sheegay inuu uga mahadceliyay Wafdigan taageerada ay siiyaan Somalia.

 

DSC04685.jpg

 

Madaxweynuhu wuxuu sidoo kale sheegay in Dowladiisu ay doonayso inay la shaqeyso Midowga Yurub si dalka dib loogu dhiso goobaha amaankoodu xun yahayna looga dhigi goobo amaan ah.

 

“Bisha September ee sanadkan 2013 dalka Belgium waxaa ka dhici doona shir looga hadlayo Arimaha Somalia kaasoo aan aniga iyo Catherin Ashton wada shir-gudoomin doono” ayuu Madaxweynuhu sheegay.

 

Sidoo kale waxaa isagana warbaahinta la hadlay Madaxa Siyaasada iyo Amniga ee Midowga Yurub isagoo sheegay in booqashadooda ay ahayd mid ay ku indho-indheynayeen xaalada dalka, ayna arkeen inay dib u dhalanayso Somalia.

 

“Waxaan aragnay in Somalia ay ka baxayso xiligii colaadaha ayna u gudbayso sidii ay uga mid noqon lahayd dalalka Caalamka, waxaana naga go’an inaan taageero buuxda siino” ayuu yiri Mas’uulkii hoggaaminayay wafdiga.

 

Wafdigan ayaa waxay ka koobnaayeen in ka badan 20-qof oo ay ku jiraan safiirada Midowga Yurub ee dalalka Afrika qaarkood, iyadoo shirkan uu kusoo beegmayo xili Somalia loo ogolaaday inay ka mid noqoto heshiiska Contonou.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Soomaaliya oo Xarunta AMISOM kula kulmay Maanta Wafdi ka socday Ururka Midowga Yurub (SAWIRRO)

 

Arbaco, Juun 12, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kula kulmay xerada Xalane ee Muqdisho wafdi ka socday ururka Midowga Yurub, kuwaasoo uu kala hadlay xaaladda dalka Soomaaliya iyo kaalmada Midowga Yurub.

 

Kulan albaabbadu u xirnaayeen kaddib ayaa waxaa shir jaraa’id wadajir u qabtay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxa guddiga siyaasadda iyo amniga Midowga Yurub, Olof Skoog oo hoggaaminayay wafdigan.

 

“Wafdigan waa kuwii ugu sarreeyay ee go’aan qaadashada Midowga Yurub waxayna nooga yimaadeen dalka Belgium si ay noogala hadlaan shirka lagu qaban doono bisha September ee sannadkan magaalada Brussels ee dalka Belgium kaasoo ay si wadajir ah u guddoomin doonaan aniga iyo Catherin Ashton,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.

 

Madaxweynuhu wuxuu hadalkiisa ku daray in wafdigan ay faahfaahin dheer ka siiyeen waxyaabihii dowladda u qabsoomay, wixii aan qabsoomin iyo sidoo kale waxa aan doonayno inaan hadda qabanno.

 

Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu uga mahadceliyay wafdigan sida ay mar walba Midowga Yurub u garab taagan yihiin Soomaaliya, isagoo sheegay in dhawaan ay go’aamiyeen in Soomaaliya ay ka dib ugu noqoto xubinnimadii heshiiskii Cotonou oo fursad u siinaya Soomaaliya in dib u dhis ay hesho.

 

Dhanka kale, waxaa isagana goobta ka hadlay madaxii hoggaaminayay wafdiga, Olof Skoog oo sheegay in imaanshadooda Muqdisho ay tahay sidii ay ugu kuurgeli lahaayeen xaaladda dalka ayna ugala hadli lahaayeen madaxda Soomaalida shirka Brussels iyo horumarka la sameeyay.

 

“Waxaan u jeednaa Soomaaliya cusub oo dhalatay, waxaana diyaar u nahay inaan taageero la garab taagnaano tan iyo inta ay cagaheeda isaga taagayso,” ayuu Skoog ku yiri shirka jaraa’id.

 

Xubnaha wafdigan ayaa waxay ka koobnaayeen 18 xubnood oo ay ku jireen qaar ka mid ah danjirayaasha dalalka Yurub qaarkood u fadhiya Soomaaliya iyo kuwo kale, waxaana intii uu shirku socday ammaanka goobta sugayay ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

After 9 months of ending the 'transition' who thought the first non-interim President would visit and go out of his way for a foreign delegation at Halane base operated by African Peace Keepers at Mogadishu Airport rather receiving them at his official seat in Villa Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Halane Base, Villa Somalia, Aden Abdulle Airport, Jaziira Beach, its all part of Mogadishu. Atleast they are paying a tribute to Somalia and visiting the capital. Better then meetings in Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Fiqikhayre;961516 wrote:
After 9 months of ending the 'transition' who thought the first non-interim President would visit and go out of his way for a foreign delegation at Halane base operated by African Peace Keepers at Mogadishu Airport rather receiving them at his official seat in Villa Somalia.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this