Mooge Posted June 11, 2013 Gedoweb.com Warar aanu si hoose u helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Soomaliya Xasan Sh Maxamud uu shir gaar ah la qaatay Xubnaha Beesha **** ee Dowladda Soomaliya kaga jira Baarlamaanka. Shirkaas oo ku saabsanaa in Ay xildhibaanadani aadaan gobolkooda, dabcan, Gedo ka hor intuusan bilaaban Shirka Dib u heshiisinta ee ay dowladdu ku baaqday ee ka dhici doona Muqdisho Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay in safarka xildhibaanadani uu noqdo, u kuur galid xaaladda Guud iyo fikirka Shacabka Gedood. Isagoo ku booriyey inay ka dhaadhiciyaan in gobolka Gedo lagu daro, ayna maamul goboleed kula midoobaan, lana samaystaan "walaalaha Gobolada Bay iyo Bakool degan", waa siduu hadalka u dhigaye. Arintaas oo Xildhibanada ku noqotay mid ugub ah oo aysan filanayn, ayey u sheegeen madaxweynaha Xasan Sh, iskuna raaceen Inay ka soo tashan doonaan jawaabna ku soo celinayaan muddo yar gudaheed. Arinta uu Xasan Sh ka wado Jubboyinka ayaa u muuqata mid lagu luminayo mustaqbalka Shacabka Gedo iyo Guud ahaan dadka Dega Jubbooyinka oo hadda ay u dhisan tahay maamul Goboleed ay ku midaysan yihin, kuna doorteen Madaxweyne Axmed Madoobe iyo KU xigeenkiisa Gen Fartaag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted June 11, 2013 this guy is out of it. does he not get the message? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 11, 2013 It is a smart move. Put Gedo with Bay and Bakool federal state, capture Middle Juba from Al shabab with Seirre Leone troops and install a pro government governor. What is left Lower Jubba? Lower Jubba alone can't be a federal state... Quote Share this post Link to post Share on other sites