Sign in to follow this  
Mooge

GEDOWEB: qoslaye asks Gedo MPs to see if they can unite with Bay and Bakool. lol

Recommended Posts

Mooge   

Gedoweb.com

 

IMG_1791.jpg

 

Warar aanu si hoose u helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Soomaliya Xasan Sh Maxamud uu shir gaar ah la qaatay Xubnaha Beesha **** ee Dowladda Soomaliya kaga jira Baarlamaanka. Shirkaas oo ku saabsanaa in Ay xildhibaanadani aadaan gobolkooda, dabcan, Gedo ka hor intuusan bilaaban Shirka Dib u heshiisinta ee ay dowladdu ku baaqday ee ka dhici doona Muqdisho

 

Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay in safarka xildhibaanadani uu noqdo, u kuur galid xaaladda Guud iyo fikirka Shacabka Gedood. Isagoo ku booriyey inay ka dhaadhiciyaan in gobolka Gedo lagu daro, ayna maamul goboleed kula midoobaan, lana samaystaan "walaalaha Gobolada Bay iyo Bakool degan", waa siduu hadalka u dhigaye.

 

Arintaas oo Xildhibanada ku noqotay mid ugub ah oo aysan filanayn, ayey u sheegeen madaxweynaha Xasan Sh, iskuna raaceen Inay ka soo tashan doonaan jawaabna ku soo celinayaan muddo yar gudaheed.

 

Arinta uu Xasan Sh ka wado Jubboyinka ayaa u muuqata mid lagu luminayo mustaqbalka Shacabka Gedo iyo Guud ahaan dadka Dega Jubbooyinka oo hadda ay u dhisan tahay maamul Goboleed ay ku midaysan yihin, kuna doorteen Madaxweyne Axmed Madoobe iyo KU xigeenkiisa Gen Fartaag.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

It is a smart move. Put Gedo with Bay and Bakool federal state, capture Middle Juba from Al shabab with Seirre Leone troops and install a pro government governor. What is left Lower Jubba? Lower Jubba alone can't be a federal state...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this