cadnaan1 Posted June 11, 2013 ma qabiil neceeb ayaa calankii somalia loo jar jaray,,, http://kalshaaleonline.com/2013/06/11/daawo-garoowe-calanka-somalia-lagu-jar-jaray-iyo-banaanbax-ila-qosol/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 11, 2013 Adiga hadii lagu dhaho MAANTA calan jarjar, calankeed dooran laheyd inaad jarjarto! Anigu shakhsi ahaan calanka Papua New Guinea ayaan jarjari lahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted June 11, 2013 nuune;960889 wrote: Adiga hadii lagu dhaho MAANTA calan jarjar, calankeed dooran laheyd inaad jarjarto! Anigu shakhsi ahaan calanka Papua New Guinea ayaan jarjari lahaa aduunka lama sheegin qof calankiisa jar jaraya ilaa aan ka aheen doqoniintan sawirka ka muuqda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 11, 2013 They're tearing culusoows picture, not the flag which just happens to be in the background. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted June 11, 2013 What a ****** thread. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted June 11, 2013 nuune;960889 wrote: Adiga hadii lagu dhaho MAANTA calan jarjar, calankeed dooran laheyd inaad jarjarto! Anigu shakhsi ahaan calanka Papua New Guinea ayaan jarjari lahaa ;) waar maxaad calanka Papua New Guinea ka rabtaa. Ma ogtahay inay boqorada ingiriisku dadkaa masuul katahay oo haddii aad calankooda taabatid ay kuu dirayso Tower of London for some head chopping like your Irish cousins;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted June 11, 2013 Some folks are just hoping for another civil war Umadan gormee wax fahmi 20yrs of civil war didn't take us any where Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ciyaal Facili Posted June 11, 2013 calankaan ma diin baa!!. Anigu waxaan gubi lahaa calanka Manchester United maalin walba iyo calanka Chelsea FC Quote Share this post Link to post Share on other sites