MoonLight1 Posted June 8, 2013 Abdihakim Fiqi, the difference minister of FGS. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 8, 2013 this guy is holed up in his residence in Kismayo protected by the Kenyan solders and seems to be the orchestrater of current war in Kismayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 8, 2013 Breaking news Kismaayo–8 Juun,2013–Puntlandi.com– Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada federaalka ah Cabdikariin Xaaji Fiqi ayaa Hotelka uu deganaa Waxaa kusoo weeraray Shacab Farabadan oo xanaaqsan kuwasoo ku dhawaaqayay Erayo ay kamid ahaayeen, Wasiir ma tihid ee Argagixisaad tahay, aad Gurigaagii, Qaswade baad tahay, Waxaana kasoo gaarey Gawaarida Gaashaaman ee Ciidamada Amisom-Kenya kuwasoo si dirqi ah Hotelka uga soo saarey ka dibna u kaxeeyey Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo uu hada ku sugan yahay. Wasiirka ayaa si fool xumo ah looga saarey Hotelka ka dib markii Dadweynaha magaalada oo Boqolaal ah kusoo xoomeen Hotel Cascasey oo uu Wasiirka iyo masuuliyiin kale daganaayeen, dhamaantood waxaa loo kaxeeyey Garoonka diyaaradaha iyagoo ku jira Gawaarida gaashaaman, Wasiirka markii la saarayay Gaari Beebe ah wuxuu qabay Macawis iyo funaanad cad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 8, 2013 Interesting development we dont know for sure if he was behind it or not. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted June 8, 2013 Most dangerous man that can't leave his house without his African army. Quote Share this post Link to post Share on other sites