Sign in to follow this  
Dr_Osman

Australian Govt Sends An Official Invitation To Puntland President. Farole Jets Off

Recommended Posts

Dr_Osman   

War Deg Deg Ah—- Madaxweyne Faroole oo Maanta u duulaya Australia

 

Nairobi–7, juun,2013–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa kusii jeeda Dalka Australia, Wafdiga Madaxweynaha ayaa maanta Duhurka saacada Kenya waxay u dhoofayaan Dubai, halkasoo ay maalmo howlo shaqo u joogayaan, ka dibna waxay ugudbayaan Australia.

 

Safarka Australaia ayaa ah Casumaad rasmi ahoo Puntland ka heshey Dowlada Australia oo ka mid ah Dalalka aadka u daneeya Arimaha Soomaaliya, waxna ka bixiya Dhaqaalaha ku baxa Soomaaliya.

 

Qorshaha ayaa marki hore ahaa in Madaxweyne Faroole aado Adis ababa balse booqashadaas dib ayaa loo dhigey, inkastoo Wafdi Itoobiyaan ah ay Madaxweyne Faroole ku kulmeen Nairobi, hadda wuxuu Adis Ababa soo marayaa markuu Australia kasoo laabto

 

Faahfaahin ku saabsan kulankii xalay ee Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne Xasan Sheikh kaasoo lagu kala kacay ayaan idiinsoo wadnaa.

 

Puntlandi.com

Nairobi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this