Xaaji Xunjuf Posted June 6, 2013 Britain oo safiir cusub u sooo magacbtey Soomaaliya on June 6, 2013 Amb-NEIL-WIGANDowladda Britian ayaa mar kale safir cusub u soo magaacbtey dalka Soomaaliya, waxaana uu beddalayaa Matt Baugh oo isagu sanadihii danbe ahaa Safiirka Britain u qaabilsan Soomaaliya kaas oo aan deganayn Soomaaliya. Neil Wigan ayaa noqonaya safiirka cusub ee Britain u qaabilsan Soomaaliya, sida lagu sheegay war saxaafadeed maanta ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Britian. Neil Wigan ayaa laga soo badalayaa Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Kongo halkaas oo uu safiir ka ahaa saddexdii sano ee u danbeysey. Mr.Wigan ayaa ka mid noqdey shaqaalaha Arrimaha Dibadda ee UK sanadkii 2000 waxaana uu inta badan ka soo shaqeeyey dalalka mushkiladuhu ka taagan yihiin. Neil Wigan ayaa markii loo magacaabey dalka kale ee Mushkiladdu ka taagan tahay ee Soomaaliya ayaa yiri: Waxaan aad ugu faraxsanahy uguna fanayaa magacaabida la ii magacaabey Soomaaliya xaaladan xarajka ah. Soomaaliya waxay horey u qaadey talaabooin waaweyn oo siyaasadeed sanadihii u danbeeyey, waxaa banaanka looga saarey al-Shabaab magaalooyinka waaweyn, Xukuumad cusubna waa la wareegtey xafiiska. Dalka Ingriiska ayaa door weyn ka ciyaaraya siyaasadda Soomaaliya, labadii sano ee u danbeysey waxaa lagu qabtey London laba shir oo waaweyn oo looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya, Xafiiska cusub ee qaramada Midoobey ee Somaliya UNSOM waxaa hoggaaminaya Nick Kay oo u dhashey dalka Ingriiska kaas oo muddo ka shaqeynaayey Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Britian. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 6, 2013 Bal aan eegno in Somaliland kan u report garayso, oo kii adisababa iska deyso :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 6, 2013 ^^ Somaliland diplomatic ties with Britain will always go through the British Embassy in addis ababa.Until further notice and recognition is achieved. But he is from Congo, maybe oodweyne was right sheekadi eastern congo ba Somalia ka socotta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Marksman Posted June 6, 2013 The new ambassador to Somalia has worked from '02-'08 in Israel and his wife is a Jew. Very interesting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 6, 2013 Is his wife important? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 7, 2013 Marksman;959743 wrote: The new ambassador to Somalia has worked from '02-'08 in Israel and his wife is a Jew. Very interesting. In that case he need to borrow Sheekh Sharif's old tanker or else Al Shabaab ayaa ku janno tagi doonta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 7, 2013 ^^ Shabaab don't give a damn if his wife is Jew, Palestinian or even Somali, mase 'Showqi' & 'Shabaab' baad isku qaladday?. Xaaji Xunjuf;959662 wrote: ^^ Somaliland diplomatic ties with Britain will always go through the British Embassy in addis ababa.Until further notice and recognition is achieved. But he is from Congo, maybe oodweyne was right sheekadi eastern congo ba Somalia ka socotta. Since you are dealing with the Briitish, why would it matter whether the embassy is located in Mogadishu or Addis? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted June 7, 2013 Brave mofos these people, African/Arab countries don't even wanna open embassies in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Marksman Posted June 7, 2013 No that's not important. I only wonder why Matt Baugh was replaced so soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 7, 2013 Maaadeey it matters because Somaliland is not part of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 7, 2013 I know, it is part of Ethiopia now!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 7, 2013 No its not part of Ethiopia either but its independence is not recognized , so it has to deal with European diplomats in Ethiopia and Kenya. Djibouti uses British Embassy in Ethiopia while they have just a consulate in Djibouti. Djibouti is not part of Ethiopia. Mr Alshabaab waxa soo kalo baro horta. Somaliland kama mid aha Somalia, dalki ay kala noqdeen inay safaradeheda ka muuqato siyasad ahaan wa wax aad u qaldan inta fahan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 16, 2013 Somaliland kama mid ah Somalia, sidoo kale kama mid aha Jibuti, Kenya & Ethiopia. So, what is the problem?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 16, 2013 ^^ Maaddeey Somalia sheeganaysa Somaliland ,Djibouti, Ethiopia, Kenya ma sheegtan Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites