MoonLight1 Posted June 5, 2013 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud iyo Madaxweynaha dalka Kenya, Hon. Uhuru Kenyatta ayaa muddo labo cisho ah wada hadal ku yeeshey xarunta Madaxtooyada Nagana ee gobolka Nyere ee dalka Kenya. Kulankan labada madaxweyne ayaa daba socdo kulankii ugu danbeeyey ee labada madaxweyne ay ku yeesheen Addis Ababa 28-kii May iyo kii ka horeeeyey ee Mombasa. Labada Madaxweyne ayaa muddo labo casho ah ka wada hadlayey arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal, arrimaha amniga, qaxootiga iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa uga mahadceliyey Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo shacabka Kenya sida ay Soomaalida qaxootiga u soo dhoweeyeen iyo sida ay ciidamada Kenya naftooda ugu hureen dib u xorreynta iyo amni ku soo celinta dalka. Madaxweynaha Somalia ayaa tacsi gaar ah u direy labo askari oo ka tirsan ciidanka Kenya ee AMISOM oo maanta ku geeriyooday Jubbooyinka, waxuuna sheegey inay u dhinteen badbaadinta shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey falalka argagaxisada ee Al-Shabaab sheegeyna inay khatar ku yihiin Soomaalia iyo waddamada deriska ah, isla markaana aysan xambaarsaneyn wax diin ah oo dhammaan falalkooda argagaxa ay yihiin kuwo ka soo horjeeda bani’aadanimada iyo Islaamka. Ugu danbeyntii labada madaxweyna ayaa isla gartay qodobo 1) In Shir caalami ah lagu qabto Kenya bisha August oo ay wada shir guddoominayaan Soomaaliya, Kenya iyo Qaramada Midoobey si xal loogu helo dib u celinta qaxootiga Soomaaliya ee ku sugan Kenya. Labada madaxweyne waxey hoosta ka xariiqeen in dib u celinta qaxootiga la waafajiyo shuruucda caalamiga ah oo dhammaan qaxootiga Soomaalida ay helaan xaquuqdooda muhiimka ah si ay dib u dhiska dalka uga qeyb qaataan. 2) In labada dal ay sameystaan guddi wadajir ah oo ka shaqeeya sidii loo hirgelin lahaa dhammaan qodobada lagu heshiiyey. 3) In labada dal ay iska kaashadaan soo celinta amniga iyo la dagaalanka kooxaha argagaxisada ah. 4) In dowladda Kenya ay u fidiso shaqaalaha dowladda tababar lagu kobcinayo tayada iyo waayo aragnimada shaqada si dowladda Soomaaliya ay ugu sahlanaato hirgelinta maamul wanaaga. 5) Iyo in labada Madaxweyne ay sii wadaan wadahadalkooda oo ay si joogta ah u kulmaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 5, 2013 2) In labada dal ay sameystaan guddi wadajir ah oo ka shaqeeya sidii loo hirgelin lahaa dhammaan qodobada lagu heshiiyey. what are they? anyone has what has been cooked??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 5, 2013 Looks good so far Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 5, 2013 not bad at all Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted June 5, 2013 culusow gave what the Kenyan wanted all alone in order to win Uhuru for his side. Somali waters are again disputed and new memo are signed. Uhuru is the winner he took advantage for the clan warriors. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 5, 2013 ^^I don't think that is true Fawziya denied signing any agreements with Kenya. But I agree with you he came down from high horse and the 'Kenyans misbehaved' charge is no longer a tone he is willing risking again Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted June 5, 2013 so this fake http://somaliatalk.com/badda/mou_again_2013.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted June 5, 2013 Duufaan;959328 wrote: culusow gave what the Kenyan wanted all alone in order to win Uhuru for his side. Somali waters are again disputed and new memo are signed. Uhuru is the winner he took advantage for the clan warriors. So, you are saying Culusow signed off the Somali waters to Kenya only for purpose of against the rival clan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miyir Posted June 5, 2013 so this fake http://somaliatalk.com/badda/mou_again_2013.html seems authentic almost identical to the 5 point agreement Qoslaaye signed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 5, 2013 Let's the Parliament has the common sense to strike any agreement disputing the Somali waters. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 5, 2013 Despite my disagreements with Hassan and his government I still believe this rumored signed agreement by Fawziya, supposedly pertaining Somalia's maritime boundaries, is a mere propaganda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miyir Posted June 5, 2013 xiinfaniin;959375 wrote: Despite my disagreements with Hassan and his government I still believe this rumored signed agreement by Fawziya, supposedly pertaining Somalia's maritime boundaries, is a mere propaganda. Maybe that is your wish but can anyone explain the first signed agreement was posted before the Qoslaaye signed agreement? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted June 5, 2013 Hardly any principles were agreed upon. The two prez got together and talked about the basics and did not address the more controversial issues. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miyir Posted June 5, 2013 Sensei;959391 wrote: Hardly any principles were agreed upon. The two prez got together and talked about the basics and did not address the more controversial issues. then why FM not show what she signed? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miyir Posted June 6, 2013 maybe its not conspiracy:cool: http://somalitalk.com/2011/badda/difaac92.html these guys exposed Sharif/abdirashid deal. Quote Share this post Link to post Share on other sites