xiinfaniin Posted June 4, 2013 War Deg Deg: Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo yimid Nairobi lana kulmay Madaxweyne Uhuru Kenyatta( Sawirro) Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa yimid magaalada Nairobi ee Kenya wuxuuna muddo 3 cisho ah joogayaa waddanka Kenya, sida aan ku helnay wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi. Wuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh maanta la kulmay dhiigiisa Uhura Kenyatta, isagoo kula kulmay State Lodge, Sagana. Waxay labada madaxweyne ka wada hadleen xiriirka iskaashiga ee labada waddan ka dhaxeeya. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa wafdigiisa ka mid aha marwada kowaad Mrs. Qamar Ali Omar, wasiirka madaxtooyada Mr. Farah Ali Abdul Qadir iyo safiirka soomalida ee Kenya Mr. Mohammed Noor ” Ali Ameriko”. Waxaa dhinaca kale kulanka maanta joogay marwada kowaad ee Kenya Margaret Kenyatta iyo Agaasimaha guud ee madaxtooyada Kenya Thuita Mwangi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 4, 2013 Uhuru must be in his best behavior...lest our dear president after the state visit returns to Mogadishu and says," The Kenyan president and first lady misbehaved, but besides that everything else went smoothly." Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 4, 2013 Xassan wabu u sheegey Uhuro , inaan la dhagaysan canaasiirta ka so jaqaaq leh Garowe. In aan dhag loo dhigayn wala wada ogsoonyahay. Xassan kiish lacag ah waa ka so heley Japan, dibu dhisitaanki Somalia bu bilaabay treenka dibu dhiska Somalia , yaanu ka tegin kooxda budhcadbeedka ku takhsuusay. Maanta masaaridi na wa yimadeen ciidamadi wa tabarayaan siereleonki wa yidameen. Dagaalki diblomaasiyada geeska na xassan wa ku guuleystey.. Uhurro mamuul goboleed Somalia ku yaala ma sharciyin karo. Halo sheego kuwa wali nairobi ku dhumanaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 4, 2013 ^^A more complaints from our resident separatist , who feels weakened by Puntland's gains in stature in the region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 4, 2013 Xiin faniin really believes President hassan will accept Ahmed madoobe's presidency in Kismayo, there is nothing faroole can do for Ahmed madoobe in here he can meet uhurro 10 times but he cannot legitimize Ahmed madoobe's presidency no can do. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 4, 2013 ^^A more complaints from our resident separatist , who feels weakened by Puntland's gains in stature in the region. ps. it is not only xaai habaar who begun to behave odd since yesterday's Nairobi event, many separatists, indeed the premier separatist media outlets also got thrown out of balance Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted June 4, 2013 The bottom picture says alot. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Sage Posted June 4, 2013 As per usual Xinny is repeating like a broken record. Seems that he's letting his insecurities get the better of him. Maybe one day he'll learn that not everything is a zero sum game Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted June 4, 2013 I second UCHI & love the second pic *(unlike her predecessor, crazy LUCY ). Mrs Hassan lol(for lack of better words is really ROCKING that garbasaar. Love it). ps: (perhaps I am biased as looking at this from outside/diaspora) is it a quarterly thing for our leaders to visit nearby country's leaders for anything other than diplomatic relations ??? waa maxay faankaan oo ah so & so visited ___, bizarre Quote Share this post Link to post Share on other sites