Saalax Posted June 3, 2013 War Deg Deg Ah: Xafiiska Madaxweyne Bare Hiiraale Oo Hadda Qarax Bam Lagu Weeraray Published on June 3, 2013 by Xuseen Cabdi · 12 Comments Kismaayo(AGGM) Waxa hadda Qarax bam lagu wareeray xafiiska madaxweynaha maamulka Jubbaland Bare Aadan Shire ”Hiiraale” Waxaana la sheegaya in kooxo aan haybtooda la aqoon qaraxaasi ku tuureen xafiiskiisa ku yaala nawaaxiga Warshadda hilibka ee magaalada kismaayo halkaasi oo uu ku leeyahay xafiis uu maalintii hawlihiisa shaqo ku wato, Waxaana qaraxaasi ku dhacay meel xafiiska u jirta 80 mitir. Ilaalada xafiiska ayaa la sheegey inay qaraxaasi oo bam gacmeed ahaa aysan waxyeelo ka soo gaarin,waxaana wararku sheegayaan in ciidamada dawladu ku daba jiraan ciiddi weerarkaasi soo gaysatey,waxaana wararka qaarkood sheegayaan in ciddi qaraxaasi ka dambeysa ciidamada dawladu gacanta ku soo dhigeen walow aan la hubin arrintaasi. Qaraxan ayaa la sheegaya inuu ku dhacay meel u jirta xafiiska ilaa 80 mitir,waxaana la xaqijinayaa inaan qaraxaasi wax dhibaato ah geysan, ciidamada dawlada ee xafiiskaasi ilaalada ka haya ayaa la shaacinayaa inay rasaas xoogan qaraxaasi kaga jawaabeen iyadoo aan la ogeyn khasaaraha rasaastaasi ka dhalatey. Ma jiraan cid ilaa iyo hadda sheegatay inay qaraxaasi ku lug leedahay inkastoo ay qayb ka tahay falalka amaan darro ee ka taagan magaalada kismaayo oo ay hadda ku wada sugan yihiin kooxo isku haya siyaasadda gobollada jubooyinka iyo Gedo. Ugu dambeyntii ma jiro wax wara oo wali ka soo baxay maamulka Jubbaland ee uu madaxweynaha u yahay Col Bare Aadan Shire ” Hiiraale ” waxaana lagu wadaa inay saacadaha soo socda saxafada uga waramaan weerarkaasi xafiiskiisa lagu qaaday inkastoo aan wax khasaare hantiyeed iyo mid bini aadam toona aanay soo gaarin xafiiska iyo waardiyeyaasha. http://allgalgaduud.com/?p=9814 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 3, 2013 Was his presidential palace attacked? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 3, 2013 Yes his residency. Apophis bam gacmeed = grenade. 666 wrote: Ilaalada xafiiska ayaa la sheegey inay qaraxaasi oo bam gacmeed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Classified Posted June 3, 2013 Breaking News: Barre Hiraale unites with Ahmed Madoobe. All sides come to agreement. Breaking News: Jubbaland and Federal Government come to agreement. Unity is born once again. Breaking News; Jubbaland and Puntland form military and economic alliance. Breaking News: Xaaji Xunduf freaks out, suffers fatal heart attack. Breaking News: Saalax is admitted to Mental Asylum, as the Liyu Police expel Terrorist remnants from Gaashamo district. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 3, 2013 I know. It was a typo. I was thinking writing it in the Somali way as it said bam gacmeed. So who do you guys think is the culprit of this latest attack? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 3, 2013 Classfied me and u both know that uniting Ahmed madoobe with barre hiiraale is like forming unity and an agreement between hamas and the Israeli government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Classified Posted June 3, 2013 Xaaji Xunjuf;958676 wrote: Classfied me and u both know that uniting Ahmed madoobe with barre hiiraale is like forming unity and an agreement between hamas and the Israeli government. Between Ahmed Madoobe and Barre Hiraale, which one is a Muslim and which one is a Jew? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 3, 2013 ^ Thats not important but Barre hiiraale once said he will bring Israel to cleanse Ahmed madoobes shabaab from Jubbaland . So barre could be allied to Israel and Madoobe is Hamas lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Classified Posted June 3, 2013 Xaaji Xunjuf;958678 wrote: ^ Thats not important but Barre hiiraale once said he will bring Israel to cleanse Ahmed madoobes shabaab from Jubbaland . So barre could be allied to Israel and Madoobe is Hamas lol. Lol Between Somaliland clan-parties, which ones are allied to Israel and which ones are allied to Hamas? Quote Share this post Link to post Share on other sites