Sign in to follow this  
malistar2012

Ciidamada doowlada ee Gedo iyo kuwa Ahlusuna oo la mideynayo

Recommended Posts

tababar_7-300x200.jpg

 

 

 

Kulan ballaaran ayaa xalay magaalada Gedo waxa uu ku dhexmaray saraakiisha Ciidamada DFS iyo kuwa Culumaa’udiinka Ahlusuna-waljamaaca, waxaana kulanka looga hadlayay isbadalka Ciidamada maalmo kahor lagu sameeyay.

 

Kulanka oo mudo socday, ayaa waxa kasoo baxay qodobo dhor ah, oo ay ugu muhiimsaneyd in lamideeyo dhamaan ciidamada doowlada ee halkaas ku sugan, kuwasoo tababaro kusoo kala qaatay dalalka Kenya iyo Ethiopia iyo Ciidamada Ahlusuna ee halkaas ka howlgala.

 

Waxaa maalmo kahor kulan ka dhacay Garbahaareey xilikii looga qaaday Taliyihii ugu sareeyay Ciidamada doowlada oo lagu magacaabi Jiray Jamaal Xasan fareey, waxaana xilka lagu wareejiyay mid kamid ah saraakiishii horay ugu sugneyd magaalada oo lagu magacaabo Black.

 

Sidoo kale waxaa kamid ahaa qodobada shirka kasoo baxay, in hogaanka cusub ay ka amar qaadan doonaan ciidamada doowlada iyo ururka Culumaa’udiinka Ahlusuna-waljamaaca oo horay u ahaa hogaan ka madax banaan doowlada balse hata hogaanka kaliya ee jira uu yahay taliyaha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this