Saalax Posted June 1, 2013 Wasiirka Arimaha gudah ee Somalia: ””Maamulka Kismaayo wuxuu la mid yahay ilmo Meher la’aan dhashay”’!. Cabdi Kariim Xuseen Guuleed, Wasiirka arimaha gudaha iyo amaanka qaranka Soomaaliya, ayaa waxa uu si layaab leh oo aan siyaasad lagula leexan uga hadlay arinta ku aadan maamulka Jubaland ee dhawaan Axmed Madoobe sheegtay in uu ka hir geliyay Kismaayo.“Maamulada la dhisay inta ay jirto xukuumadaan ma aha kuwa dowladu aqoonsantahay. Waxa ay ka dhiganyihiin ilma sharci la’an dhashay. Dowladu marnaba ma aqoonsan doonto dhamaan wixii shaci darro ah”, wasiirka ayaa ku waramay mar wax laga weydiiyay sida ay dowladu u aragto maamulka Axmed Madoobe ee Kismaayo looga dhawaaqay.Dadka sida aadka ah u falanqeeya hadalada qayaxan ee saxaafada laga baahiyo iyada oo koox si gaar ah loo bar-tilmaamedsanayo ayaa waxa ay iftiimanayaan in hadalka wasiirka ee ah in ilma sharci la’aan dhashay iyo maamul dad badani ku daaleen uu dhalin karo khilaaf hor leh.Hadalka wasiirka ee ah in aysan jirin wax layiraahdo mamaul gobaled la dhisay intii ay jirtay dowlada Xassan Sheekh Maxammuud ayaa waxa uu imaanayaa iyada oo dhawaan Kismaayo looga dhawaaqay maamulka lamagac baxay Jubalanad ee Axmed Madoobe hogaamiyo , kaasoo ay doorteen shacab Soomaaliuyeed oo kor u dhaafaya 500 oo ruux oo odey dhaqameedyo la xushmeeyo ku jiraan.Waxaa sidoo kale maalmahan isa soo tarayey dadka sida weyn uga soo horjeeda Abdikariim Xuseen oo ah wasiirka haatan loogu neceb yahay golaha wasiirada ee xukuumada Daamu jadiid ee Xasan Culusow hoos tagta. Waxaana hadaladani yihiin kuwo dhaawacaya guud ahaan akhlaaq hadalka mas’uuliyiinta sar sare ee dalka oo ay ka turjuman tahay dadka ay shaqada u direen nooca ay yihiin. http://horufadhi.com/2013/06/01/wasiirka-arimaha-gudah-ee-daamujadiid-maamulka-kismaayo-wuxuu-la-mid-yahay-ilmo-meher-laaan-dhashay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 1, 2013 lol@ilma bila meher = b@stard child is he saying jubbaland Kenya xaraan ku dhashay:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 1, 2013 Xaaji Xunjuf;957718 wrote: lol@ilma bila meher = b@stard child is he saying jubbaland Kenya xaraan ku dhashay:D XX, so the father is Kikuye? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted June 1, 2013 Xaaji Xunjuf;957718 wrote: lol@ilma bila meher = b@stard child is he saying jubbaland Kenya xaraan ku dhashay:D Lmaaaao this man is hillarious wallah :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 1, 2013 Retarded diplomacy, no wonder these HAG clowns are failing .. Cajiib 2.0!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted June 1, 2013 i think at this rate.......Maury Povich maybe the best person to deliver an outcome. we'll need a PATERNITY TEST, ma istidhi? now, that Ahmed Madoobe is not in the running.....we have to assess the other 3, of which 2, still remain unnaturally conceived . LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted June 1, 2013 Alpha Blondy;957799 wrote: i think at this rate.......Maury Povich maybe the best person to deliver an outcome. we'll need a PATERNITY TEST, ma istidhi? now, that Ahmed Madoobe is not in the running.....we have to assess the other 3, of which 2, still remain unnaturally conceived . LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL *Dead* hahahaaaaahh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted June 1, 2013 that is all that is left of qoslaye's HAG goverment. cay iyo habaar. lool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted June 1, 2013 ^ isn't that what you wanted all along? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted June 1, 2013 Those people are hilarious. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 1, 2013 Alpha Blondy;957799 wrote: i think at this rate.......Maury Povich maybe the best person to deliver an outcome. we'll need a PATERNITY TEST, ma istidhi? now, that Ahmed Madoobe is not in the running.....we have to assess the other 3, of which 2, still remain unnaturally conceived . LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL :D Quote Share this post Link to post Share on other sites