Xaaji Xunjuf Posted June 1, 2013 Ciidammo ka socda dalka Sierra Leone oo qayb ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya oo soo gaaray Magaalada Kismaayo Sabti, June 01, 2013(HOL) :-Waxaa magaalada Kismaayo soo gaaray ciidamo ka socda dowladda Sierra Leone oo iyagu qeyb ka ah howlgalka AMISOM ay ka wado Soomaaliya, waxaana ciidamadani oo sitay gaadiidka dagaalka iyo kuwa ciidamada daabula ay kasoo dageen marsadda caalamiga ah ee magaalada Kismaayo. Ciidamadan oo ku qalbeeysnaa hubka noocyadiisa kala duwan, taangiyo iyo gaadiidka ciidamada daabula ayaa maanta lagu arkayay qeybo katirsan magaalada, waxaana markii ay ciidamadu soo dageen ay fariisimo ka sameysteen garoonka diyaaradaha iyo saldhigyada dhanka waqooyi ee magaalada Kismaayo. Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo ku sugan Kismaayo ayaa HOL u xaqiijiyay in ciidamadani ay hordhac u yihiin askar ka socota dowladda Sierra Leone oo la filayo in ay maalmaha soo socda soo gaaraan magaalada, waxaana ilaa imika cadeyn tirada rasmiga ah ee ciidamada hadda yimid. Sidoo kale cutubyo ka tirsan ciidamada ka socda dowladda Sierra Leone ayaa todobaadyo kahor la geeyay deegaanada ku yaal galbeedka gobolka J/hoose, waxaana goobaha ay imika ku suganyihiin ka mid ah deegaanada Dhoobleey iyo Qooqaani. Dowladda Sierra Leone ayaa qeyb ka ah wadamada Afrika ee ciidamada usoo diray Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan ciidamada ka socda dalalka Uganda, Brundi, Kenya, Jabuuti iyo Nigeria ee ku sugan dalka Soomaaliya islamarkaana dagaalka kula jira xarakada Al-shabaab oo iyadu si weyn uga soo horjeedda dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 1, 2013 So now we have the siereleone troops in Kismayo The Kenyan troops in Kismayo The government troops in Kismayo And Ahmed madoobe Raskambooni troops in Kismayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 1, 2013 And you expect a civil war to occur between two brotherly clans, habaarkaagi wuu khasaarey. Don't forget President Barre army too in the list Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 1, 2013 I have never said never ever expected that wax aan waligay odhan afka ha i galin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 1, 2013 Sidii ummusha ayaad illowsha dhawdahey, ma adaanan boqol iyo koow jeer oranin that Madoobe iyo Barre dagaal bey fooda is dari doonaan and was expectinng that, and worse, that you also said dowlada ciidankeeda ayaa dagaal ku qaadi doonta Kismaayo another civil war, niyahow dagaal sokeeye ummada wey ka soo daashey ee ha u saadaalin bil fadlak my friend Xaaji Xeyraanoow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 1, 2013 I have never said that i said clashes can happen but its highly unlikely that a war can escalate since there are African union peacekeeping forces to keep the peace between the warring Militias. Also there is the Alshabaab factor that can play a role. Anigu cidna waligay dagaal ugu ma baaqin , wixi dhici kara uun ba ka hadlay iyo wixi aan dhici karayn. Waliga ha isku dayin inad hadalkayga dudid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 1, 2013 ^^ Alshabaab iska dhaaf they are not threat to Kismaayo anymore, maybe Bu'aale and other places, adigu hada maxaad damacsantahey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 1, 2013 They are still in middle jubba and parts of the lower jubba. Anigu waxba ma damacsani warka uun baan so tabiniyey wixi akhbaar oo so cusboonaday maanta ciidamadi siere leone ba yimi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 1, 2013 Waxaagu war tabin waa ka badanyahey ee muraadka aad leedahay sheego. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 1, 2013 The Sierra Leon troops arrived at Mogadishu, not Kismayu. This piece is false again. . They are heading to Jubaland but they haven't landed in Kismayu today. Midda kale Uganda weyba aqoonsatay Jubbaland bal dhageyso janankan.. " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted June 1, 2013 The Zack;957707 wrote: The Sierra Leon troops arrived at Mogadishu, not Kismayu. This piece is false again. . Mr Zack your a funny man fighting against woyanne's in the kilil in the same chilling with kenyans drinking shaahi in Kismayu.:eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted June 1, 2013 War these people are slaughtering each other for diamonds which they sell to Europeans and they want to help Somalia? lol. Somalia has become a free for all, every Bantu that wants to pillage and rape has found his vacation spot. Quote Share this post Link to post Share on other sites