Dr_Osman Posted May 31, 2013 Kufsiga Caruurta oo ku soo badanaya gobolada Waqooyi Galbeed ee Somalia [Maqal] Toddobaadkan gudahiisa ayaa waxaa isbitaalka wayn ee ku yaala magaalada Hargaysa waxaa la keenay laba carruur ah oo la kufsaday oo da'doodu toddobo iyo lix jir ahayd. Saddexdii bilood ee ugu danbaysay wuxuu isbitaalada magaalooyinka Hargaysa iyo Burco la diiwaangaliyay siddeetan qof oo la kufsaday oo u badan carruur. Guud ahaan gobolada Waqooyi Galbeed ee Somalia ama ee la baxay Somaliland ayuu aad ugu soo kordhay kufsiga oo sanadkii hore inta la diiwaan galiyay ay ahayd 182 kufsi. Kufsiga ayaan laga hadlin bulshada Soomaalida dhexdeeda, mana jiro sharciyo adag oo ilaalinaya ammaanka dumarka Soomaalida. Waxaa la soo gabagabeeyay shir ku saabsan la dagaalanka kufsiga oo ururada xuquuqda biniaadanka ay soo qabanqaabiyeen. Gudoomiyaha gudiga sare ee ilaalinta xuquuqda bini'aadanka Fatxiya Xaaji Xuseen Jaahuur ayaa uga warantay kufsiga soo batay wariyaha BBC Axmed Saciid Cige. Audio http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2013/04/130421_somaliland.shtml Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 31, 2013 These figures are scary, I haven't seen so many pedophilia cases in one year anywhere in the world. The scary thing is it's only going to rise so that number maybe in the 300-500 this year. Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted May 31, 2013 This man himself is questionable;), his story is all about rape, pedophilia, and pictures of young orphanages he has taken from somewhere in puntland in order for exchange and gain quick dosh :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites