MoonLight1 Posted May 29, 2013 Madxtooyada soomaaliya oo beenisay in madax weynuhu amar ku bixiyay ciidamada keenya inay ka baxaan dalka Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya ayaa beeniyay warar la xiriira in Madaxweynaha Soomaaliya uu ku war geliyay Ciidamada Kenya iyo Itoobiya inay muddo labo maalin gudaheed isaga baxaan dalka, kaasoo ahaa war si weyn maanta u hareeyay magaalada muqdisho. Warkan ayaa duhurnimadii maanta waxaa sii deysay idaacadda Kulmiye ee magaalada muqdisho oo sheegtay inay kazoo xigatay website ku hadla codka dowladda oo la yiraahdo somaligov.net Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Faarax Sheekh C/qaadir oo gelinkii dambe ee maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa sheegay in warkaas uu ahaa been abuur isla markaana ay faafiyeen qaar ka mid ah warbaahinta ka howl gala magaalada Mudisho. Faarax C/qaadir ayaa sheegay in wararka been abuurka ah ay yihiin waxyaabaha la doonayo in qal qal lagu geliyo ammaanka shacabka iyo dalalka deriska. "Qaar ka mid ah warbaahinta madaxa bannaan ayaa faafiyay warar been abuur ah oo la xiriira in madaxweynaha ka codsaday dowladaha deriska inay ciidamadooda kala baxaan dalka ayaa waxaan dooneynaa in madaxtooyada ka caddeyso halkaan in warkaas uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn " ayuu yiri Faarax C/qaadir. Dhinaca kale wasiiru dowlaha ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xiriir wanaagsan kala dhaxeeyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. "xiriirka ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo dowladaha deriska waa mid aad u wanaagsan todobaadyadii u dambeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya wuxuu la kulmay Madaxda dalalkaas muddo shan jeer" ayuu yiri wasiiru dowlaha madaxtooyada. dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 29, 2013 http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/71566-Breakingnews-President-Hassan-of-Somalia-wants-the-Kenyan-troops-out-of-Somalia-with-in-48-hours this was xaaji habaar's dramatic hysterical wishful thinking news earlier on the day. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2013 Source daynille bal ku noqo:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 29, 2013 Xaaji Xunjuf;956557 wrote: Source daynille bal ku noqo:D http://universalsomalitv.com/node/3888 http://saadaalnews.com/2013/05/29/dhagayso-madaxtooyada-somaliya-oo-beenisay-in-24-saac-loo-qabtay-ciidamadda-kenya-iyo-ethiopia-ee-ku-sugan-somaliya/ http://gaafo.com/210109/dowlada-oo-beenisay-in-ciidamada-kenya-loo-qabtay-48-saac-dhageyso/ http://raadraacnews.com/Raadraacnews/2013/05/madaxtooyada-soomaaliya-oo-beenisay-in-dowladda-federalka-ay-48-saac-u-qabatay-ciidamada-kenya-iyo-itoobiya-dhagayso/ xaaji do you still need more source, listen to MR Faarax the new shariif sakiin denying your early bogus and hoax news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 29, 2013 MoonLight1 Loves the Kenyans too much, he nearly had a heart attack upon hearing they were ordered to leave. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 29, 2013 Shaydaan wax habarti jiida waa yahay , habartina wax la jiido waa tahay Xaaji Habaar qumay dadka habaara waa yahay, Hassan Sheekh wax la habaaro waa yahay ---waa haddaad aniga i weydiisaan Laakiin tani waa beentii Xaaji Habaar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2013 Saalax;956590 wrote: MoonLight1 Loves the Kenyans too much, he nearly had a heart attack upon hearing they were ordered to leave. :D when your entire future is dependent on the Kikiyus this is what happens. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 29, 2013 Xaaji Xunjuf;956597 wrote: :D when your entire future is dependent on the Kikiyus this is what happens. and when your entire future depends on Queen Elizabeth you end you dead end;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted May 29, 2013 Xaaji adiga iyo kuwan reer somalia maxaa idin kala haysta. Inaar itoobiya Iyo kenya inooga sheekee ileen somalia inku in bay inoo jirtaaye;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 30, 2013 Xaaji Xunjuf;956597 wrote: :D when your entire future is dependent on the Kikiyus this is what happens. Quote Share this post Link to post Share on other sites