Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2013 War ninku hanjabaad weyna., ma ogtahay hanjabaad anaga waxba naga ma qaado:D. Inagu beri hore baanu kala adkaanay maad so rogaal celin soo dhawoow baanu leenahay diyaar baanu nahay. Baala xoofteynta wanu naqana ,maanta waad faro madhantihin. U malayn mayo wadaadka sheikh xassan inad ka dabalaanaysan. bal weynu eegi. Sheikh xassan dab yar ma shidayo, siyaasadisi wa diyaariiyey. Sheedaas baanu sheikh xassan ka eegeyna. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Classified Posted May 29, 2013 xiinfaniin;956589 wrote: ^^Adeer adigu wazni ma lihid in the clannish sense , nimankan dadka cayrsada ee hadda Kismayo nagu haysta bal horta aan kala faaruqno, markaasaad arki inaad Caynaba sii joogtee Kismaayo iyo Caynaba keeba ku dhow? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2013 Xaaladu ma wanaagsana Caynabo Axmed Siilaanyo haysta Jubbada dhexe Axmed godane ba haysta Jubbada hoose sheikh xassan ba ku socda Ninki qurumihi noola muxu yidhi. Ma afkaad ku ciil bixi cildaad ka hanjabaysa:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 29, 2013 Xaaji Xunjuf;956595 wrote: War ninku hanjabaad weyna., ma ogtahay hanjabaad anaga waxba naga ma qaado:D. Inagu beri hore baanu kala adkaanay maad so rogaal celin soo dhawoow baanu leenahay diyaar baanu nahay. Baala xoofteynta wanu naqana ,maanta waad faro madhantihin. U malayn mayo wadaadka sheikh xassan inad ka dabalaanaysan. bal weynu eegi. Sheikh xassan dab yar ma shidayo, siyaasadisi wa diyaariiyey. Sheedaas baanu sheikh xassan ka eegeyna. LOL Xaaji Habaar, what I meant to say was , in the heated political tussle between Republican and Democrats in the plains of Mid West, you are Ralph Nader Hassan is a worthy opponent albeit a weak and hapless one. You on the other hand are an inferior politicians who shirked from the great challenges. While I am engaged in the battle of shaping up Somalia, inking her federalist constitution, you are reduced on fighting for the grazing rights of Kalshaale The difference could not be more contrasting ...Oodweyne u yeer Fawziya baa garoonka idinkugu jirtee u daayaa iyada , oo bal dhawra waxay idiin dhijiso The Darwish Clans, and Garaads of Sanaag have history behind them, and the ***** politics is not dead yet in Buuhoodle ee is jir Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2013 You are not fighting a battle and it looks like you are not even close to winning other than emotions hassan did this and hassan did that.He is gaining more legitimacy by the day he has the Somali capital under his control, and by the day he is gaining more territorial control. And Xiin he outnumbers you and he even has half of your cousin on his side. The constitution is just how u twist it and how the interpretation is formulated.In the long run you are outgunned politically and diplomatically time is on his hand not on yours. You cannot liberate the middle jubba on your own strength gedo is on the other side. You have helped created this federal government in its finer perfections , but guess what the federal government is in the hands of your opponents damuljadiid. Hashaadi nin kala maalaya weyee and there is little you can do to stop it. Our goal is much bigger than playing silly tribal federal politics in Somalia. Somaliland wants to become a full fledged nation. We have no time to play with kids who cant even guard their own towns and cities and who cant even tie their shoelaces.We have rooted you out much of eastern sool and you keep talking about caynabo a small town lost in 1923. No Xiinfaniin you losing the political war against the HAG elites in this, you lost the militaristic battle in 1991 and now you are losing the political one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 29, 2013 ^^LOL Hadalkayga maadan garan Xaaji Habaarow: Ani iyo Xassan isku kuf baan nahay, adiga shaki baa iiga jira Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2013 Kiina badiya ba aniga ila ciyaaraya , waxay u eektahay aniga iyo hasan ba isku so hadhayna:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted May 29, 2013 Xaaji Xunjuf;956568 wrote: Mayaa reer Somaliland uun ba tol ah oo wax walba isu ah , kambooni iyo kambooni afkayaga maha adeer. You never to fail to miss a nonsense Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2013 Taleexi kambooni iyo waxyalaahaas abti ma afkeeni ba ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Classified Posted May 29, 2013 Xaaji Xunjuf;956624 wrote: Kiina badiya ba aniga ila ciyaaraya , waxay u eektahay aniga iyo hasan ba isku so hadhayna:D Xinfanin wuxu is yidhi meel aad uu qaxdo sii sameeso, waana Kismaayo. That's if Puntland's attempt to take over Lasanod fails. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 29, 2013 ^^lool good one Classified Xiinfaniin qalin pencil buu wattaa isaga Somalia xardhaya ayaamahan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2013 Classified;956641 wrote: Xinfanin wuxu is yidhi meel aad uu qaxdo sii sameeso, waana Kismaayo. That's if Puntland's attempt to take over Lasanod fails. Puntlandtu wa habar la legday ma iyada meel u socota. Maya siday hada u eektahay xassan ba gacan sareyaa. Umalayn mayo in si hawlyara ah looga adkaan karo xassan sh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Classified Posted May 29, 2013 Xaaji Xunjuf;956649 wrote: Puntlandtu wa habar la legday ma iyada meel u socota. Maya siday hada u eektahay xassan ba gacan sareyaa. Umalayn mayo in si hawlyara ah looga adkaan karo xassan sh. Puntland bay kaaga dhagtayee, bal orod soo xidh xaadka aad 22 years ku soo socotay. This is your chance, Xundufow, Xinfanin iyo Rugcadaagii weyna General Duke waxey ku jeedan Jubbaland iyo meelahas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2013 Xuduudu wabay xidhantahay xuduuda waxa fadhiya niman khatumo la yidha, iyaga iska dhex mushaaxa, budhlayna ma yaqanan oo wa iska fogeyeen dhib majirto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted May 29, 2013 xiinfaniin;956613 wrote: ^^LOL Hadalkayga maadan garan Xaaji Habaarow: Ani iyo Xassan isku kuf baan nahay , adiga shaki baa iiga jira Allow, ma tiri ! Quote Share this post Link to post Share on other sites