Jacpher Posted May 26, 2013 Published: May 26, 2013 Waftigii ka koobneyd saddexda wasiir oo maanta gaaray garoonka Kismaayo ayaa isla caawa u hoyan doona garoonka kadib markii ay ku guuldareysteen iney gudaha u galaan magaalada Kismaayo. Waftigan oo garoonka kula kulmay madaxweyne ku xigeenka Jubaland General Fartaag ayaa codsadey iney magaalada galaan oo loo ogolaado taasoo loo sheegey iney garoonka ka noqdaan. Waftigan ayaa ku hanweynaa in ciidamada AMISOM ay gayn karaan magaalada ayna iyagu masuul ka noqondoonaan amnigooda balse waxay noqotey in ciidamada AMISOM ay u sheegaan iney garoonka masuul ka yihiin laakiin uu magaalada ka jiro maamul ayna tahay iney iyaga la xariiraan haddii ay rabaan inay magaalada galaan. Diyaaraddii geysey waftigan ayaa iyadu dib usoo laabtey waxaana horey usoo raacay Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliyeed Indhaqarsho oo Muqdisho kusoo aaddan saacadahan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 26, 2013 This is hilarious wasiiradi oo u hooyday airboodhki lool:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted May 26, 2013 This fake story , they are in city ...... Wafdiga wasiiradda ah ayaa waxaa garoonka magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya,abaanduula ciidanka XDS iyo saraakiil ka tirsan ciidamada soomaaliya oo horoy ugu sugnaa magaalada Kismaayo. Wasiiradan ka tirsan xukuumada soomaaliya ayaa waxa ay wada hadal la leeyihiin maamulka KMG ah ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe iyo Saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM ee ku sugan Kismaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 26, 2013 Malistar how many troops does hassan sheikh have in Kismayo who are loyal to his government? Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted May 26, 2013 Malistar how many troops does hassan sheikh have in Kismayo who are loyal to his government? no clue the numbers go up by weeks new troops arrive , we will find out soon as two top Generals are in kismayo to sort out size of the troops . we will find in the next couple of days , Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 26, 2013 Xaaji Xunjuf;955171 wrote: Malistar how many troops does hassan sheikh have in Kismayo who are loyal to his government? xaajI: Hassan needs not loyal troops. He's got ex-warlords on his payroll. Hiiraale, Goobaanle & Indhacade. In other words, the old JVA oo ka amar qaadan jirtay Cabdi-Qaasim, are now run by Hassan Culusoow, as some say. So far Hassan summoned Goobaanle and Hiiraale as delegates to Kismaayo and they don't seem to change anything on the ground. Perhaps, Indhacade is the next round of "wafdi" to Kismaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 26, 2013 Malistar thanks we shall see Jacpher well he does need loyal troops to his government i am talking about ciidanka federaalka Somalia eeh ka amar qaadanaya dawlada. Obviously Ahmed madoobe's troops will not take orders from Hassan. He needs troops that are loyal to his government the Somali government. I know hiiraale has militia and others, but i was also hearing other Somali troops were heading to the place. I am not sure about indhocade and other warlords. Hassan is not a warlord, but as a President he needs territorial control do you agree? Quote Share this post Link to post Share on other sites