Sign in to follow this  
malistar2012

Police in Xamar searching every house in the city as security improves today is degmada Wadajir

Recommended Posts

iidamada dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa saaka ku jermaaday xaafado ka tirsan degmada Wadajir, halkaasoo howl gal guri guri ka wadaan, iyadoo uu hakad ku jiro dhaq dhaqaaqa gaadiidka, goobaha ganacsiga iyo waxbarashada.

 

Sida ay sheegayaan wararka ciidamada dowladda iyo Booliska AMISOM ayaa gudaha ugu jira Xaafada Buulo Xuubey, Nasteexo iyo xaafado kale oo ka tirsan degmada Wadajir, iyadoo ciidamada mid mid baarayaan guryaha.

 

Qaar ka mid ah dadka deegaanka kau nool Xaafada Buulo Xuubey ayaa sheegay inay saakay ka war heleen xaafadahooda oo ciidamo ku daadsan yihiin, albaab walbana ay ku sugan yihiin ciidamada.

 

"Saakay salaadii subax ayaa ku soo toosnay, xaafada oo ciidamo ku sugan yihiin, waxay taagan yihiin dariiq kasta iyo albaab kasta, guryaha ayay galayeen, oo ay baarayeen"ayuu yiri qof ka mid ah dadka deegaanka oo diiday magaciisa in la sheego.

 

Ciidamada dowladda oo isugu jira nabadsugid iyo boolis ayaa dhalinyarada xaafadaha ku jira dibada u soo saarayay, iyagoo goob isugu uruurinayay, waxaana loo qaadayay Xarunta CID si loo kala saaro.

 

Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa howl galo ballaaran ka socdeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir, halkaasoo ciidamada dowladda iyo AMISOM ka bilaabeen howl galo gur guri ah oo ammaanka lagu xaqiijinayo.

 

 

Somali news leader

www.jowhar.com

jowharcom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa howl galo ballaaran ka socdeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir, halkaasoo ciidamada dowladda iyo AMISOM ka bilaabeen howl galo gur guri ah oo ammaanka lagu xaqiijinayo.

 

 

well done congrats anything that will improve city security and safety of the citizens

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this