Daqane Posted May 25, 2013 Ciidamada Siralyoon oo ka mida Amisom ayaa dhawan fariisinkoodii ugu horeeyay ka smaeystay Halka lagu magacaabo Taabte oo u dhaxeysa Afmadoow iyo dhoobleey oo ka wada Tirsan Gobolka Jubada Hoose. Caro Tuur laga buuxuyay Jawaano ayey Ciidanka Siralyoon ka smaeynteen Wadada Daafaheeda mana jirin wax iska caabin ama weerar ah o ay kala kulmeen Alshabaabta ku dhumaaleysaneysa Deegaanadaasi Ciidamadaan ayaa Gaaraya 850 askari waana ciidanka ay dowlada Siralyoon ay Markaasi dooneyso inay uga qeyb qaataan Howlaha Lagu Sugayo Nabad Ilaalinta Soomaaliya. . .www.qaranimo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites