Maaddeey Posted May 25, 2013 ^^ Abti, Kismaayo ma territory-giinnaa?, Gabaygii adeerkaa wuxuu lahaa: ' Anaa iska leh', asagoo SNA ah ee 'Maar ku nool maleh', which one is it, now?. Gabbal, Haye, sxb. Ii degenoow adiga!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted May 25, 2013 Maadeey si khalad ah ayasd ii fasirtay awoowe. Kismaayo lagamaa xigo laakin dab shidan lama afuufo adna holac baad la dan lahayd. Intaa keliya weeye xaalku. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted May 25, 2013 Gabbal, inta kore Abtigiis baa leh. Adiga paragraph-ka labaad oo magacaagu ka billowdaad leedahay, aad baanna kuu gartay!, Xiinse aduu kuu ciil qabaa, sida aad post-giisa kore ka aragto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted May 25, 2013 Abtigiis- Sheekadaas Xiin baa igaga dheereeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
genius pauper. Posted May 25, 2013 Maaddeey;954641 wrote: Where's Hassan's provocation?. Hal eray oo xanaf leh ka soo saar hadalkiisa, what every video, on the contrary Faroole & Co. baqbaq & aflagaaddo aa lagala joogi la'yahay. Is dejiya asxaabta, haddii kale Goobanle & Indhacadde oo baxbaxsada aa la soo deynaa!. afkaan dhiig aya kada'aayo iyo qiiro xumo. moryaanimo ayuu miciin biday, wa ayaan daro!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted May 25, 2013 ^ Caqligaaga aan ka yaabay saa u garatay!. Bilaash hooyadaa genius ma kuugu bixinin!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted May 25, 2013 Yaa horta kala adag miyey weli sheekadu maraysaa? - Marmar baan gabyaa ee ha i khasbina inaan afarey tuurto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 25, 2013 Dagaal dhexdeenaa wiilal badan oo food guduudan baan ku weynay loomana baahna aanu wada kaluumaysano anagoo qarana Barre waa oday qaran sanadkan mar haduu modoobe ogalaysiisyay inuu dawladiisa la fariisto taasoo horay looga waayay, Dowladeenu waa waalidkeen buu ku qudbeeyey waana jeclahay markuu akhristay qaraarkii igad,waa intaas kaliya siyaasadda soomaalidu meel fog iyo boosaaso haka doonin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 25, 2013 Maaddeey;954641 wrote: Is dejiya asxaabta, haddii kale Goobanle & Indhacadde oo baxbaxsada aa la soo deynaa! Maaddeey;954644 wrote: Let the game start!. Markaan waa xaq & Baadiloo 'fi'atun baaghiyah' baad noqoneysaan. Shaatigii diinta dahsoon ee Al Shabaab horaa loo tuuray doorashadii Culusoow. Hadda kii warlordkaa qummaati loo soo xirtay. From Al-Qaida to Al-Qabiil, one extreme to another. Waxaa iiga daran xadiis iyo aayad lagu qaraabto lama waayo. Duf ku bax. Quote Share this post Link to post Share on other sites
warsamaale Posted May 25, 2013 I'm glad that this Kenyan project was foiled. the FGS should be strengthened not weakened according to IGAD. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted May 26, 2013 Jacpher;954834 wrote: Shaatigii diinta dahsoon ee Al Shabaab horaa loo tuuray doorashadii Culusoow. Hadda kii warlordkaa qummaati loo soo xirtay. From Al-Qaida to Al-Qabiil, one extreme to another. Waxaa iiga daran xadiis iyo aayad lagu qaraabto lama waayo. Duf ku bax. Lol, 3 su'aal iiga jawaab adoon is xiijin: 1) Maxaa run ah maxaase been ah, intaan sheegay?. 2) Maxaa 'bolded' sentences ka dhexeeya, maxaadse ku iftiimineysay?. 3) Aayadda & Xadiiska aaway aan soo daliishaday, ma bible baan daliishan lahaa?. 4) Saddexdaas markaad ka jawaabto baan kula sugayaa!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 26, 2013 Gabal iyo gooni waxaan leeyahay waxaad jeclaydeen baa soo socdee, ha ka xumaanina. Aad baad u jeclaydeen in qoryaha la sifaysto, tiibaana hadda socota. Haddiinaan waallayn u malayn maayo inaad aaminsantihiin in waraaqaha IGAD ragga Kismayo dawladda goboleedka ka dhistay ay wax ka bedelayso ---marka maxaa ku xigi? AMISOM miyaa soo qaban oo xoog ku ogelaysiin :D inay Xassan warkiisa yeelaan ? Maaddeey, awoowe USC da intaan ka aqaan u malayn maayo nin ka yaqaan inuu noolyahay. Waa niman aan calaf dawlad nimo ku lahayn. Arrinta Kismaayo baa daliil u ah. U fiirso, haddii alle noo nooleeyo, 'bal maan Kismaayadoona u deynno baad maqli doontaa' . Laakiin taasi waxay la midnoqonaysaa, 'bal maan waagii bililaqada ka deynno...bal maan Cabdullaahi Yusuf goodiga iyo xaraabada ka deyno..bal maan...bal maan' Waxba tari mayso. Hadda edeb tii aan u hadli jiray , hufnaantii waa gabaabsi, aday ku joogtaa ee shaxdii degay e, aday ku joogtaa bal qaad Oodweyne, awoowe muxaadaraddaada ku saabsan shisheeyaha la kaashado ku celceli waa intaa oo Saalax ka faaidaaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 26, 2013 Xiin odaygii reerkaad tahay marnaba dagaal hanoogu ducayn intaad buurtii qardho ka shishaysay meer meerkeeda tagtid meeshu sidii horee maahan afrikaankuna ma ogola in lagu kor dagaalamo,waxa laysku hayaa waa siyaasad soomaali Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted May 26, 2013 Nothing good as long as no pirate at the top:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted May 26, 2013 ^ That's what she said... Quote Share this post Link to post Share on other sites