ooyaaye Posted November 19, 2002 S/C? RAMADAN KARIM! SIDAA LA SOCOTIIN MUQDISHU SOMALI WAXAA LAGA WAXEEYAY RADIO YAAL BADAN. MAALIN BAALIN BAALMAHA KA MID AH AYAA RADIO NORTH MUQDISHU KU YAALAY AYAA WAXUU SHEEGI JIRAY WEATHER(JAWIGA). WARIYAHA WEATHER KA SOO KU BILAABAY SIDA TAHAN.. TUULADA BUULO-BARTO SHAN MAALMOOD ROOB KAMA DA'AAYO. ODAY DHAGEESANAAYAY RAADIYIHII AYAA YIRI BAALYO NA I QAATAY MAXEEY UGA WAALINAAYAAN REER MIYIGAAN WAXEEY RABAAN INEEY TUULADA MARKII LA DHAHO ROOB KAMA DA'AAYO INEEY KA QAXAAN. DAD BADAN AYAA LA SHEEGAY OO XOOLO DHAQATO MARKEEY KA MAQLAAN MEEL HEBLO ROOB KAMA DA'AAYO BARYAHAAN QAXO. RAADIYIINA SIDAA LAGU XIRAY. LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 20, 2002 i also listen to STN Radio by sattelite and when they are teling the weather,wallaahi the fiirst time i laughed,sometimes you hear something like this,dhuusomarreeb roob kamaba da'ayo daruurana maba lahan,caad iyo kuleel baa raaxada ka qaaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ooyaaye Posted November 20, 2002 hahahahhahaha nuune lol..... u got that right sx Quote Share this post Link to post Share on other sites
Lefty Posted November 21, 2002 looooooooooooool@nuune.. I wonder why they called that city Dhuusomareeb?? Anyone with the reason is appreciated! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 22, 2002 lefty,sxb i really don't know why they call that city dhhhuuusomarreeb but there are other towns within somalia which had strange names like that one! Quote Share this post Link to post Share on other sites
QalQaali Posted November 24, 2002 Nuune..lol.. walaahi i was Laughing my head of sxb Thxz for the joke. dhuusomarreeb roob kamaba da'ayo daruurana maba lahan,caad iyo kuleel baa raaxada ka qaaday. ...loooooooooooooooooooooool Lefty. Dhuuso mareeeb= while agoI hard when trevalers are passing through the town they use to buy somein called (SHUBURO) which make ppl fart :eek: ..lol That s what i heard from a wise old man. 1 Love Q Quote Share this post Link to post Share on other sites