Saalax Posted May 23, 2013 Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inaan La Qaadi Doonin Xayiraadda Ay Somaliland Saartay Diyaaradaha Qaramada Midoobay Illaa Heshiis La Gaadho. Hargeysa(Ramaas) May23, 2013 - Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay duulimaadyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee iman jiray Somaliland.Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa qoraal kooban oo uu 19 May, ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu kaga hadlay go’aankaas Somaliland ee la xidhiidha hay’adda ICAO oo ku wareejinaysa hawada Somaliland iyo Somaliya, dawladda federaalka Somaliya. “Xayiraadda ay Somaliland saartay duulimaadyada Qaramada Midoobay, lama qaadi doono ilaa aanu heshiis ka gaadhno.” Sidaas ayuu Madaxweynuhu ku yidhi qoraalka kooban ee uu ku qoray bartiisa twitterka.Waxa kale oo uu Madaxweyne Siilaanyo isla maalintaas Twitterka geliyay, farriin kooban oo uu u diray beesha Caalamka, “Bulshada caalamku waa inay fahantaa inaan rabitaanka iyo himilooyinka reer Somaliland la iska indho tiri karin.”Go’aankan uu Madaxweyne Siilaanyo ku ladhay xayiraadii uu wasiirka duulista iyo hawada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, saaray duulimaadyada Qaramada Midoobay, ayaa u muuqda mid uu Madaxweyne Siilaanyo ku sii adkaynayo xayiraadaas, islamarkaana uu ku muujinayo inuu go’aankaasi yahay mid rasmi ah oo ay hirgelintiisu dawladda Somaliland ka go’antahay. Ramaasnews Desk Hargeisa. Xig.: Geeska http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Madaxweyne-Siilaanyo-Oo-Sheegay-Inaan-La-Qaadi-Doonin-Xayiraadda-Ay-Somaliland-Saartay-Diyaaradaha-Qaramada-Midoobay-Illaa-Heshiis-La-Gaadho.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted May 23, 2013 bad news . this will only hurt . Dadka ku dhaqan Waqooyi Galbeed why use them as tool to negotiate . Bad advise by ina Godane this something alshaabaab would would do . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 23, 2013 No it won't. It will hurt Mogadishu interests hence the cries from your minister Ciilmooge . You will not be allowed to have a say in our air space, and the message is being made clear to the International Community. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 24, 2013 DurdurNews May 23, 2013 Ahmed Siilaanyo Oo Ku Sii Adkaystay Go’aankii Somaliland Saartay Diyaaradaha Qaramada Midoobay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay duulimaadyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee iman jiray Somaliland. Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa qoraal kooban oo uu 19 May, ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu kaga hadlay go’aankaas Somaliland ee la xidhiidha hay’adda ICAO oo ku wareejinaysa hawada Somaliland iyo Somaliya, dawladda federaalka Somaliya. “Xayiraadda ay Somaliland saartay duulimaadyada Qaramada Midoobay, lama qaadi doono ilaa aanu heshiis ka gaadhno.” Sidaas ayuu Madaxweynuhu ku yidhi qoraalka kooban ee uu ku qoray bartiisa twitterka. Waxa kale oo uu Madaxweyne Siilaanyo isla maalintaas Twitterka geliyay, farriin kooban oo uu u diray beesha Caalamka, “Bulshada caalamku waa inay fahantaa inaan rabitaanka iyo himilooyinka reer Somaliland la iska indho tiri karin.” Go’aankan uu Madaxweyne Siilaanyo ku ladhay xayiraadii uu wasiirka duulista iyo hawada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, saaray duulimaadyada Qaramada Midoobay, ayaa u muuqda mid uu Madaxweyne Siilaanyo ku sii adkaynayo xayiraadaas, islamarkaana uu ku muujinayo inuu go’aankaasi yahay mid rasmi ah oo ay hirgelintiisu dawladda Somaliland ka go’antahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted May 24, 2013 I can not imagine taking the UN as a ransom became the latest tactic of this old man. do you know how many NGOs who are affiliated with the UN work in Hargeisa?, probably hundred. they pay teachers, nurses and almost all projects in Somaliland. a quarter of the work force are employed by them. Well if another Bashar Asad wanna be want to rise from Burco , so be it. united nationka ayaan diiday ku lahaa. afar wareersan oo ku ag wareegsan ayuu been u sheegaya. Some of you may think he is suicidal, but next two weeks some of his supporters here in Somalia on line will keep cheer him up util realty bites. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 24, 2013 Somaliland was built by its people not UN. Don't mistake it for Mogadishu protected by Ugandans and Burundians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted May 24, 2013 So how does this work? You bully the UN in the morning and then beg for ictiraaf in the evening? Quote Share this post Link to post Share on other sites