Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland conference in Brussels EU delegates Turkey delegates attend+VIDEO

Recommended Posts

Daawo Sawiro iyo Video Shirkii Ka Dhacay Xarunta Eu Ee Brussels Ee Aqoonsiga Loogu Raadinaayey Somaliland Iyo Dr Adna Aadan Ismaciil Oo Khudbad Tariikhi Ah Ka Jeedisay

(Hadhwanaagnews) Tuesday, May 21, 2013

Kulan kadhacay maalintii Jimcaha 17.5.13 xarunta Yurub ee Brussels oo ictiraaf loogu raadinaayo Somaliland ayaa shalay ka dhacay

 

 

 

Kulan kadhacay maalintii Jimcaha 17.5.13 xarunta Yurub ee Brussels oo ictiraaf loogu raadinaayo Somaliland ayaa shalay ka dhacay xarunta EU oo aykasoo qaybgaleen qaarka mid ah Golaha Wasiirada iyo aqoonyahano reer Somaliland ah oo ay ugu horeyso Dr Adna, Waxa kale oo ka hadlay madax ka socday EU iyo Turkey.

 

 

 

Kulanka oo aysoo abaabuleen qaar ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee degan Belgium oo dedaal balaadhan u galay in xarunta qaaradda Yurub lagaga hadlo arimaha Somaliland.

 

 

Waxa aad looga hadlay arimha Somaliland ee intii ay jirtay iyo wax qabadka muuqda ee ay sameysay,Wasiirada Somaliland ee kasoo qaybgalay oo ay ugu horeyeen Gudoomiye Kuxigeenka Barlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax,Wasiirka Qorsheynta Somaliland Dr Sacad Cali Shire, Wasiirka Kaluumaysiga iyo khayraadka Badda Cabdilaahi Geeljire iyo Dr Adna waxa aykudbado aad u taabtay dadkii kasoo qaybgalay kasoo jeediyeen kulanka ictiraafka loogu raadinaayo Somaliland,Waxa aan idiinsoo gudbin donaa Video ku saabsan hadaladii wasiiradu soo jeediyeen.

 

Waxa iyana ka hadlay wakiiladda Dawlada Turkey u fadhiya EU, Ingiriiska iyo qaar ka mid ah barlamaanka Belgium oo aad ugu waramay sida ay ula dhacsan yihiin shirka noocan oo kale ah ee ictiraafka loogu raadinaayo Somaliland

 

 

 

Xamse Axmed Salaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this