Classified Posted May 21, 2013 What do you say to this? Waxay soomaalidu ku maah maahdaa Nin waxa uu ka faano ayaa mid kale ku faanaa ,maanta in Shacabkii Khaatumo ama SSC marba kaad u taqaanid inay soo sawirraan inay qashin iyagoo Xaaqaya oo ku faanaya saxaafadaha soo galiyaan waa wax laga wis wiso oo laga yaqyaqsoodo iyagoo. Waxaana Khaatumo iyo dhalinyaradaba looga fadhiyey inay Dalka Xoreeyaan ama sakale u xafladeeyaan laakiin waxaa nasiib darro ah in dhalinyaro isa soo tubaan goobaha qashinka iyagoo majarado haysta iyo iyagoo bacaha qashinka dul taag taagan halkii looga baahnaa inay taaniyo giyo baabuurta Dagaalka iyo qalab muujinaya inay xoraynayaan dalkooda muujinaya.. Faan iyo Qashin gur reer SSC waxba u tariwaa- Ninwaxa uu ku faano ,ayaa mid kale ka faanaa .Dhalinyarada Xorayn ayaan uga fadhinay ee Qashin inay Xaaqaan kama filayn.Daawo waxanoo kalenaa yaysan danbe dhicin . waxaa la layahay 50 konton wiil oo naftood hurayaal ah oo Deegaanadooda ka xoreeya Kooxaha falaagada oo ku amar ku taalaynaya "Instead of seeing Reer Khaatumo's Garaads in Laascaanood freely carrying Somalia's flag, all we see is women and children standing near by pile of trash." This will go down in history. Will LA be free this October or will it be still under occupation for the 6th year? For the Puntland part: What do you guys say to this? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 21, 2013 Cleaning is good they are patriotic Somalilanders, they choose to clean during the great 18 may , dhulka jacaylka ay u hayaan bay tusayan calaamka. Somalilanders show different way to express themselves during that great day SL statehood was re established. Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted May 21, 2013 I am glad this community undertakes trash collection once a year rather than never. Quote Share this post Link to post Share on other sites