Sign in to follow this  
Dr_Osman

Galkacyo Booming. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Magaaladda Gaalkacyo oo laga dareemayo hormar dhinacyada dhismaha Iyo ganacsiga ah(Daawo Sawirro)

Comments (8) | Write Comment

 

Sawirr mujinaya qar ka mid ah daaraha magaaladda Gaalkacyo Raxanreeb.com

 

Gaalkacyo[RBC Radio]Degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa la soo baxdey muqaal qurxoon kadib marki mudooyinkii ugu dambeeyey hormar dhinacyada dhismaha iyo ganacsiga ah ayadoo hormarkaasi ka jira magaaladdana uu keenay in durbaba isbedel dhanka bilicda ah laga dareemo Gaalkacyo.

 

Shabakadda Raxanreeb.com ayaa uu kur gashey xaaladda isbadalka ku saleysan ee ka jirta Gaalkacyo kuwaaso isgu dhafan hormarkan dhanka dhismaha iyo ganacsiga,waxaa intaa usii dher inuu isbadalkan uu yimid kadib markii mudooyinkii ugu dambeeyey ay magaalada si aad ah usoo dhismeysay waxaana dhismahaasi iyo goobo ganacsi oo waaweyn oo laga hirgeliyey magaaladda Gaalkacyo ay wax weyn ka bedeleen muuqaalkii Gaalkacyo.

 

Xiliyada ad dhexqaadeysid jidadka dhaadher ee magaaladda waxaa ku muqanayo daaro ad uu dhaadher kuwaso isgu jira Hoteelo iyo gobo ganacsi oo ay bulshadu ku ganacsadaan

 

Kuma koobna oo qura hormarka ay magaalada Gaalkacyo sameyneysay sanadihii ugu dambeeyey dhanka dhismaha oo waxaa sidoo kale ay magaaladu si aad ah hormar uga sameysay dhanka ganacsiga waayo Gaalkacyo hada waxaa ku yaala suuqyo farabadan kuwaasi oo maalin walba ay dadku u dukaameysi tagaan.

 

Marka aad suuqyadaasi tagto waxaad ku arkeysaa goobo ganacsi oo ay ka mid yihiin carwooyinka kuwaasi oo loo sameeyey si la mid ah sida carwooyinka ku yaala dalalka dunida hormaray waxaana carwooyinkaasi looga adeegtaa si lamid ah sida carwooyinka dalalka caalamka,waxaana dadku ay ka helayaan wax walba oo baahidooda la xiriirta.

 

Magaaladda Gaalkacyo waxaa ay ka mid tahay magaaloyinka waa weyn ee dalka waxana ku nool dad ad u farbadan kuwaso ganacsi xogleh galiyey magaaladda.

 

Naga fillo sawirro kale iyo warbixino an idin kaga soo diyaarinay magaaloyinka waa weyn ee dalka.

 

Hoos ka daawo sawirro ka turjamaya isbadalka Gaalkacyo

 

IMG_3131.jpg

IMG_3129.jpg

IMG_31321.jpg

IMG_3133.jpg

IMG_3162.jpg

IMG_31311.jpg

483449_299646673491513_1739414657_n1.jpg

DSC00523.jpg

IMG_3128.jpg

IMG_3136.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this