Dr_Osman Posted May 20, 2013 Magaaladda Gaalkacyo oo laga dareemayo hormar dhinacyada dhismaha Iyo ganacsiga ah(Daawo Sawirro) Comments (8) | Write Comment Sawirr mujinaya qar ka mid ah daaraha magaaladda Gaalkacyo Raxanreeb.com Gaalkacyo[RBC Radio]Degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa la soo baxdey muqaal qurxoon kadib marki mudooyinkii ugu dambeeyey hormar dhinacyada dhismaha iyo ganacsiga ah ayadoo hormarkaasi ka jira magaaladdana uu keenay in durbaba isbedel dhanka bilicda ah laga dareemo Gaalkacyo. Shabakadda Raxanreeb.com ayaa uu kur gashey xaaladda isbadalka ku saleysan ee ka jirta Gaalkacyo kuwaaso isgu dhafan hormarkan dhanka dhismaha iyo ganacsiga,waxaa intaa usii dher inuu isbadalkan uu yimid kadib markii mudooyinkii ugu dambeeyey ay magaalada si aad ah usoo dhismeysay waxaana dhismahaasi iyo goobo ganacsi oo waaweyn oo laga hirgeliyey magaaladda Gaalkacyo ay wax weyn ka bedeleen muuqaalkii Gaalkacyo. Xiliyada ad dhexqaadeysid jidadka dhaadher ee magaaladda waxaa ku muqanayo daaro ad uu dhaadher kuwaso isgu jira Hoteelo iyo gobo ganacsi oo ay bulshadu ku ganacsadaan Kuma koobna oo qura hormarka ay magaalada Gaalkacyo sameyneysay sanadihii ugu dambeeyey dhanka dhismaha oo waxaa sidoo kale ay magaaladu si aad ah hormar uga sameysay dhanka ganacsiga waayo Gaalkacyo hada waxaa ku yaala suuqyo farabadan kuwaasi oo maalin walba ay dadku u dukaameysi tagaan. Marka aad suuqyadaasi tagto waxaad ku arkeysaa goobo ganacsi oo ay ka mid yihiin carwooyinka kuwaasi oo loo sameeyey si la mid ah sida carwooyinka ku yaala dalalka dunida hormaray waxaana carwooyinkaasi looga adeegtaa si lamid ah sida carwooyinka dalalka caalamka,waxaana dadku ay ka helayaan wax walba oo baahidooda la xiriirta. Magaaladda Gaalkacyo waxaa ay ka mid tahay magaaloyinka waa weyn ee dalka waxana ku nool dad ad u farbadan kuwaso ganacsi xogleh galiyey magaaladda. Naga fillo sawirro kale iyo warbixino an idin kaga soo diyaarinay magaaloyinka waa weyn ee dalka. Hoos ka daawo sawirro ka turjamaya isbadalka Gaalkacyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 20, 2013 Xaajiga iyo Jbka oo maseer dilay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 20, 2013 Detoore daarahan cawl cawlan maha booming ehe wa iska wax la iska dho dhoobay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 21, 2013 Xaaji maseerkaga la dhimo, Puntland horumarkeeda iyo shacabkeeda iyo dawladeeda ayaad ka xun tahay Quote Share this post Link to post Share on other sites