Dr_Osman Posted May 20, 2013 Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Geoff Tooth 20 May 20, 2013 - 9:12:22 AM GAROWE ONLINE Safiirka Australia u fadhiya Kenya Geoff Tooth ayaa maanta 20 May,2012 soo gaaray magaala madaxda Puntland ee Garowe ,waxana garoonka ku soo dhoweeyey wasiiro iyo saraakiisha madaxtoyada. Booqasho ayuu ku tagay xabsiga Garowe oo dhismihiisu socdo ,waxana sidoo kale uu la kulmay wasiirka dekedaha iyo la-dagaalanka burcad badeeda Eng.Siciid Maxamed Raage oo ay ka wada hadleen qaabka ay Australia Puntland taageero u siin karto. Xarunta Madaxtoyada Garowe ayaa galabta waxa madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed ku qaabilay safiirka,waxana wehelinayay wasirka maaliyada Faarax Cali iyo ku xigeenka safiirka Amanda Davis. La-dagaalanka burcad badeeda iyo horumarinta adeegyada asaasiga Puntland ayaa labada masuul ka wada hadleen ,waxana kulanka qayb ka ahaa barida safiirka waxyaabaha dhaqaalaha Puntland uu ku tiirsanyahay. Caawa ayaa casho sharaf madaxweynuhu ugu sameeyey Garowe safiirka ,iyadoo la filayo in maalinka beri ah ay si wadajir ah ula hadlaan saxaafada si ay uga warxibiyaan kulankoodi iyo qaabka uu ku soo dhamaaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 20, 2013 This is fake news detoore thats not the Australian ambassador thats just one of farooles old Buddies from Australia they used to cabby drivers together. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 20, 2013 ^^ Are you denying he is the Australian ambassador to Kenya, and his name is Geoff Tooth, or you are denying that he visited Garowe, you can deny the latter but not that he is Geoff Tooth and sits in Nairobo for Australia. You can't just dismiss everything, you must have a reason to do so,in your case, you dismissedthe ambassador as a fake, you can dismiss the source which is Garowe Online that reports the visit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 20, 2013 Xaaji is sometimes on auto-reply. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 20, 2013 ^^ He would have bombarded us with endless topics had this fake ambassador visited Hargeisa! What gets me these days is the amount of dismissal for no reason and lack of proper sources for articles being posted here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 20, 2013 That much is true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 20, 2013 Che -Guevara;952827 wrote: Xaaji is sometimes on auto-reply. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 21, 2013 nuune inaad uu jawabtid maba ahayn. U can see clearly his just arguing for the sake of arguing Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 21, 2013 ''Australia waxay daneyneysaa xiriirka Puntland'' Dhageyso 21 May 21, 2013 - 1:35:27 AM GAROWE ONLINE Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa sheegay in Australia ay daneyneyso xiriirka Puntland iyo inay kaalin ka qaadato mashaariicda horumarineed. Shir saxaafadeed ay wadajir ugu qabteen Garowe maanta 21 May,2013 isaga iyo safiirka Australia u qaabilsan Kenya iyo Somalia Geoff Tooth ayuu sheegay madaxweynuhu inay diyaar u tahay Australia inay ka qayb qaadato horumarka socda. “Australi deeqaha Somalia waxbay ka bixisaa, Mahsariicda waxbarashada, amaaanka iyo horumarinta gacan weyn ayay ka gaysata,waxana ay danaynayaan xiriirka Somalia gaar ahaan deegaanada Puntland” ayuu Dr.Farole. Safiirka oo shalay gelinkii danbe soo gaaray Garowe ayna wehelinaysay ku xigeenkiisa Amanda Davis ayaa booqday xabsiga goobta laga dhisayo sidoo kale la kulmay wasiirka dekedaha Eng.Siciid Maxamed Raage. Geoff Tooth waxa uu sheegay inay ka wada hadleen Puntland arimaha amaanka ,horumarka dhaqaalaha ,la-dagaalanka burcad badeeda ,Beeraha iyo arrimo kale ,isagoo raacshay xasilinta Somalia ay doonayaan inay qayb ka noqdaan. ''Waxaan aaminsanahay in wax badan Australia ka qaban garto gaar ahaan Puntland oo ay jiraan dad ka soo jeeda oo jooga Australia ,inay soo noqdaan waxay qayb ka tahay xalka lagu horumarinayo deegaanadan'' ayuu yiri safiirku. Safiirka ayaa dib uga laabtay Garowe duhurnimadii maanta ,waana markii ugu horeysey uu yimaado Puntland tan iyo markii loo soo magacaabay xilkan labo sanno ka hor Halkan ka dhageyso shir saxaafadeedka Madaxweynaha & Ambassador Tooth http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Australia_waxay_daneyneysaa_inay_Puntland.shtml Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 21, 2013 Thats true, I am in Australia and the biggest clan in Somalis here are Puntland. There will be strong bi-lateral ties between Australia and Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 21, 2013 ^^ There goes the Doc. Must be one of his experiments gone wrong. Doc. iyamaa badan Reer Pirateland or the Kangaroos in Oz? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 21, 2013 ^^ Macal geel-duureedka waan ka badanahey ayuu ku oran Diktoorka Aawey Xaaji Xeyraan, sxb, kumee, anigu Diktoorka ma fahmee adigaan is fahanaaye ee warkuu Dhakhtarka keenay iyo sawirada cadee, mise ceesaan yaroo mina shaakiriin ayey kaa noqotey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted May 22, 2013 Waryaa Dr I am in Australia too, pm me and we can meet? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 22, 2013 Puntland iyo Australia waa labo dawlad shiray " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites