Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Kenya's Foreign Minister Amb Amina sworn in today +VIDEO

Recommended Posts

Carafaat   

@1.29min. listen to Kenyatta talking about his hope the new Foreign Ministers can show Kenya's soft powers in the region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Sheegay Inuu la Shaqayn Doono Wasiiraddiisa Arrimaha Khaarajiga.

5_0.png

Hargeysa(Ramaas) May21, 2013 -Wasiiradda arrimaha dibadda Ee Dalka Kenya Amina Maxamed oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Soomaaliya ahna Haweenayddii u horaysay taariikhda dalka Kenya, ee loo magacaabo Jagadan Wasiirnimo ee Arrimaha Dibaadda oo shalay si rasmi ah loogu dhaariyay xilkan Wasiirnimo, ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay masuuliyada loo igmaday loona dhaariyay.

 

Xafladdii dhaarinta Wasiiradda oo ay ka soo qayb galeen Madaxweynaha dalka Kenya iyo xubno sarsare oo ka tirsan xukuumaddiisa.

 

Xafladan oo lagu qabtay magaaladda Nairobi, ayuu Madaxweynaha Kenya xusay In Wasaaraddan Khaarajigu ay tahay mid aad u mihiim ah oo ay u qalanto aqoon ahaan iyo waayo aragnimo ahaanba in Wasiiraddan loo magacaabo, isaga oo sheegay in uu si dhow ula shaqeyn doono Wasiiradda si loo xoojiyo xidhiidhadda caalamiga ah ee udhexeeya dalka Kenya iyo beesha caalamka.

 

 

Dhanka kale, Madaxweynaha dalka Kenya waxa uu Carabaabay baahida xoogga leh ee loo qabo in xukuumadda cusub ee dalka Kenya ay, ay tahay inay la timaaddo siyaasaad hufan oo ku aadan caalamka si loo horumariyo danaha wadanka Kenya uu la leeyahay mandaqadda gobolka iyo bulsho weynta kale ee Caalamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this