Xaaji Xunjuf Posted May 20, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 21, 2013 @1.29min. listen to Kenyatta talking about his hope the new Foreign Ministers can show Kenya's soft powers in the region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 21, 2013 She will do a fantastic job go Amina make us proud. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 21, 2013 War Somalida ayaa loo diriyaa, iney danta Kenya u hoos galiso oo kasoo dhameyso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 21, 2013 Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Sheegay Inuu la Shaqayn Doono Wasiiraddiisa Arrimaha Khaarajiga. Hargeysa(Ramaas) May21, 2013 -Wasiiradda arrimaha dibadda Ee Dalka Kenya Amina Maxamed oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Soomaaliya ahna Haweenayddii u horaysay taariikhda dalka Kenya, ee loo magacaabo Jagadan Wasiirnimo ee Arrimaha Dibaadda oo shalay si rasmi ah loogu dhaariyay xilkan Wasiirnimo, ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay masuuliyada loo igmaday loona dhaariyay. Xafladdii dhaarinta Wasiiradda oo ay ka soo qayb galeen Madaxweynaha dalka Kenya iyo xubno sarsare oo ka tirsan xukuumaddiisa. Xafladan oo lagu qabtay magaaladda Nairobi, ayuu Madaxweynaha Kenya xusay In Wasaaraddan Khaarajigu ay tahay mid aad u mihiim ah oo ay u qalanto aqoon ahaan iyo waayo aragnimo ahaanba in Wasiiraddan loo magacaabo, isaga oo sheegay in uu si dhow ula shaqeyn doono Wasiiradda si loo xoojiyo xidhiidhadda caalamiga ah ee udhexeeya dalka Kenya iyo beesha caalamka. Dhanka kale, Madaxweynaha dalka Kenya waxa uu Carabaabay baahida xoogga leh ee loo qabo in xukuumadda cusub ee dalka Kenya ay, ay tahay inay la timaaddo siyaasaad hufan oo ku aadan caalamka si loo horumariyo danaha wadanka Kenya uu la leeyahay mandaqadda gobolka iyo bulsho weynta kale ee Caalamka. Quote Share this post Link to post Share on other sites