Xaaji Xunjuf Posted May 21, 2013 xiinfaniin;953205 wrote: ^^xaaji habaar, this is another news that would not please you. The Kaliil of Gedo supports Madoobe , what now xaaji habaar Kismaayo24 News: Siyaaasiga ka soo jeeda Gobolka Gedo ee Diyaaad Cabdi Kaliil ayaa waxaa uu marki ugu horaysay ka hadlay Doorashadi Madaxweynaha Jubbaland iyo Kuxigeenkiisa. Mr Kaliil waxaa uu sheegay in u si weyn u soo dhaweynayo Doorashada ka dhacday Jamacada Kismaayo ee Magaalada Kismaayo islamarkana uu rajo badan ka qabo in Maamulka halkaasi lagu dhisay in uu noqdo mid dhibaatada ka sara Shacabka Jubbaland. diyaad kaliilMr Kaliil oo la waydiyay sida uu u arko Madaxweyne yaasha badan ee Kismaayo loga dhawaaqay ayaa waxaa uu shegay in kuwaasi ay la mid yihiin ninki Cabdinuur Darman a haa ee 10 ka sano sheeganayay Madaxweynaha Somalia hadana ka dalay oo iska dayay. Kaliil ayaa waxaa uu ugu danbeyn sheegay in Gobolka u ka so jeedo ee Gedo u ka soo dalay dowladihii dhexe ee Somalia iyo wax qabad xumadooda hadana uu diyaar u yahay in uu tijaabiyo Maamul Goboleedka Jubbaland State. Thats not the governor of gedo thats his son try again Xiinfaniin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 21, 2013 how about this xaaji habaar: http://kismaayo24.com/ or http://puntlandi.com/daawo-video-odayaashii-dhaqanka-iyo-ergooyinkii-soo-dhisay-jubbaland-state-oo-taageray-doorashadii-madaxweyne-axmed-madoowe-iyo-ku-xigeenkiisa-gen-fartaag/ ps. this is to educate you, ---former Godane supporters have a right to rehab after all Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 21, 2013 Hayada hirda? Ninki Xiin beryaha wax aan lo joogin bu ka hadlaya:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 21, 2013 Aah! that is how you easily bust trolls I think what you should do is call Godane and have him explode himself at Kismayo to stop the Jubbaland project . I suggest that because you are very passionate in your opposition Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 21, 2013 I don't support Godane and his Alshabaab group but give credit where its due he survived on his own strength cant say the same about the Kenyan proxies. By the way what makes you think i want to stop the jubbaland project? I was just telling you the facts that there are 2 presidents and the Kenyans although they support President Ahmed madoobe unofficially , they cant arrest or harass President barre. Since they are a peacekeeping force and cant support one admin against the other. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 21, 2013 Nimanyahow af laba daanle baan muranka daynayne Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 22, 2013 Xaaji Xunjuf;953210 wrote: Thats not the governor of gedo thats his son try again Xiinfaniin. Loooool@ the Kaliil of Gedo. Xiin almost got me there. Quote Share this post Link to post Share on other sites