wyre Posted May 18, 2013 Xarfaan Ciyaalka Xaafada ayaa Gaari caasi soo koray kadibna intuu mobile-ka la soo baxay chating iska galay, Facebook waxyar kadib wuxuu dareemay inuu mid midigtiisa fadhiyo sheekada la,aqrisanayo! Asagoon dareensiin ayuu mowduuca u badalay.... Wuxuu qoray...... Akhii Fil-Caqiidah wali gaari caasi ah ayaan saaranahay mana gaarin meeshuu target-ku ahaa oo wadada jaam ah, kolleyna dhimashadu wey yaraaneysaa waayo 5 qof ayaan ku saaranahay baabuurta kalena firirku wuu gaarayaa maadaama ay wadadu jaam tahay, hadane 3 daqiiqo ayaa ka dhiman inuu qarxo bamku sidaas iyo nabad gelyo, xaqaygana sidaan ku ballanay xaaska iyo ilmaha iyo waalidkeyga u qaybiya..... Markuu hadalka halkaas wado kii ag fadhiyey asagoon darawalka joogi dhihin albaabka intuu iska furay gaarigoo xowli ku socdo ha iska tuuro Xariifki Intu Kursiga Qosol Dartiis La Seexday Kuma Laho Ma Adaa Mar Danbe Mopileda Dadow Aqrin Doona Nabeey Maxa Saas Ku Diiday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bluelicious Posted May 19, 2013 Don't know what you just said but hello Wyre Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 19, 2013 Wyre, that was very cleverly put joke, and the last two sentence make me even lough harder. Thanks for the qosol:D Hey Blue xageed ka dhacday beryahan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bluelicious Posted May 19, 2013 Showqiii! What a reunion lol. I have been around was a bit busy lately. Good to see you again How have you been? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 19, 2013 Glad to hear you doing okay. Dhinacayga wax walba waa dhag dhag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted May 19, 2013 Blue aniga xittaa i dint get what i just wrote, how are you anyways Showqi adigaa mudan ugaas sare inkastoo aan kuu yara careysanahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bluelicious Posted May 20, 2013 All is good with me. Looool Wyre your the one who posted so it should make sense to you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted May 21, 2013 wyre;952010 wrote: Xarfaan Ciyaalka Xaafada ayaa Gaari caasi soo koray kadibna intuu mobile-ka la soo baxay chating iska galay, Facebook waxyar kadib wuxuu dareemay inuu mid midigtiisa fadhiyo sheekada la,aqrisanayo! Asagoon dareensiin ayuu mowduuca u badalay.... Wuxuu qoray...... Akhii Fil-Caqiidah wali gaari caasi ah ayaan saaranahay mana gaarin meeshuu target-ku ahaa oo wadada jaam ah, kolleyna dhimashadu wey yaraaneysaa waayo 5 qof ayaan ku saaranahay baabuurta kalena firirku wuu gaarayaa maadaama ay wadadu jaam tahay, hadane 3 daqiiqo ayaa ka dhiman inuu qarxo bamku sidaas iyo nabad gelyo, xaqaygana sidaan ku ballanay xaaska iyo ilmaha iyo waalidkeyga u qaybiya..... Markuu hadalka halkaas wado kii ag fadhiyey asagoon darawalka joogi dhihin albaabka intuu iska furay gaarigoo xowli ku socdo ha iska tuuro Xariifki Intu Kursiga Qosol Dartiis La Seexday Kuma Laho Ma Adaa Mar Danbe Mopileda Dadow Aqrin Doona Nabeey Maxa Saas Ku Diiday Qosolkii aduunka. Boqol aanku siiyay +100 Quote Share this post Link to post Share on other sites