malistar2012 Posted May 17, 2013 iidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka hadlay mowqifkooda ku aadan maamullada iska soo horjeeda ee laga dhisay Kismaayo. Afhayeenka ciidamada AMISOM, Col. Cali Aden ayaa VOA u sheegay in AMISOM mowqifkoodu yahay inay taageerto hadba aragtida siyaasadeed ee dowladda federaalka ka qaadato arrimaha Somalia. Afhayeenka AMISOM, wuxuu kaloo sheegay inay si dhow isha ugu hayaan arrimaha ka taagan Kismaayo oo haddii ay dhacdo in dhibaato halkaasi ka dhalato ay ciidanka AMISOM diyaar u yihiin inay dhex-gasho si khilifaaka loo joojiyo. Falastin Axmed Iman ayaa Afhayeenku uga warramay aragtida AMISOM ee ku aadan Kismaayo. Jawaabta Korneylka halkan hoose ka dhageyso. Wareysiga Col. Cali Aadan Xaamud Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted May 17, 2013 Afhayeenka ciidamada AMISOM, Col. Cali Aden ayaa VOA u sheegay in AMISOM mowqifkoodu yahay inay taageerto hadba aragtida siyaasadeed ee dowladda federaalka ka qaadato arrimaha Somalia. More sad News for the Kenyan stooges;) Quote Share this post Link to post Share on other sites