xiinfaniin Posted May 17, 2013 Xasan Daahir oo Godane eedeeyey 17 May 17, 2013 - 6:31:42 AM Shiikh Xasan Daahir Aways oo ka mida hogaamiyaasha ururka Al-shabaab ayaa ku edeeyay Amiirka kooxda Axmed Cabdi Godane guuldarooyinkii waayadan danbe kooxda loo soo gudboonaaday. Cajalad maqal ah oo warbaahinta Somalida soo gaartay ayaa Shiikh Aways uu sheegay in taladii ururka ay gacanta u gashay hal qof oo sababtay sida uu sheegay in kooxda gacanteeda ay ka baxaan deegaano badan oo ay ka talinjirtay. Waxa uu xusay in khilaaf uu ka aloosanyahay kooxda dhexdeeda ,islamarkaasina qorshe ay soo jediyeen qaar ka mida hogaamiyaasha oo ahayd inuu ka dego xilka Axmed Godane uu ku gacan sayray.waxana uu raacshay in amaro khaldan ay keentay guuldarada kooxda ayna ka dhex jirto ururka ismaqal la'aan. Xasan Daahir waxa uu ka hadlay dagaalyahanada ajaanibta ah ee kooxda oo uu sheegay inay ku jiraan xaalad adag oo uu Godane uu ka dhigay kuwo la diley ,kuwo la xiro iyo qaar kale oo uu ku raadjoogo. Abu Mansur ee Al-Amriki oo ka mid ah dagaalyahanada ajaanibta ah ee Al-shabaab ayaa shaaciyey dhowaan inuu ka badbaaday isku-day dil ah oo Godane soo amray ,waxana uu ku faafiyey bogiisa Twitter-ka sawiro dhacdadan muujinaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 17, 2013 Alshabaab accusing Alshabaab were they not partners in crime:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 17, 2013 ^^I am sure you receive this news with mixed feeling Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 18, 2013 Godane will get killed soon Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 18, 2013 xiinfaniin;951627 wrote: ^^I am sure you receive this news with mixed feeling Mixed feeling i just see Alshabaab disorganized and about to be complete history in the near future. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 18, 2013 ^^ But your support for Amiirul Mu'miniin Amiir Godane will remain. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 18, 2013 ^^ I have never supported him Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 18, 2013 Xaaji interesting u dont support him when it is clear they are about to become history. But in all fairness I doubt Xajigu ever really supported Godane Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted May 18, 2013 This awes guy is looking for a way out and he doesn't seem to know where to go for exit unless he blames his close associate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted May 19, 2013 Wareysiga Sheekh Xasan Daahir ee Somali Channel. Waxaa wareysigiisa ka muuqda, principle, Diin, Geesinimo & Siyaasad. Si fiican u dhegeyso markuu ka hadlahayo 1) is barbardhigiisa Shabaab & Dawladda. 2) Ingiriiska & Shirka London. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted May 19, 2013 Waa ul iyo diirkeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted May 19, 2013 "Waxaan Dareemaynaa, Umadii aan rabnay in aan ayaga dhibka ka qaadno, ayaan anagu dhib ku haynaa"...Xasan Dahir aweys...realizing the end is near Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 19, 2013 This criminal belongs behind bars, not on the airwaves. Quote Share this post Link to post Share on other sites