malistar2012 Posted May 17, 2013 8 months have passed and this govt is surprising us every month. recognition Naturalization Lifting the arms embargo MSF recognition UN mission Plans to increase ground military and police forces(london conference) National stabilization plan Controlling the national resources Controlling the somali airpace I have said before hassan sheekh as an engineer he does the things at once and that we are all in an unfinished building but are unaware. This region had been the defecto line of ahlusunna control but they got merged in the govt and the regular army and now the govt troops have taken full control in there with this deployment. This is also a geart strategic plan controlling the highway linking galgaduud to hiiraan and jowhar. When the govt says its a part of policy in taking over the whole country at the end of the link this means they will apply to all regions !! Today they took over galgaduud from ahlu Sunna Milities , Good news Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted May 17, 2013 Admins who are alligned with the government in Bay, Bakool, Gedo, Hiiraan, Lower Shabeelle, Middle Shabeelle, Banadir and soon Galgaduud and Galmudug . All in 8 months! I guess Somali FG controls must land in Somalia? Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted May 17, 2013 Presiden Plans for the country are unfolding sxb , FG are making huge progress , with the next couple month president will be in full control of south ...... Stop clannish attack on the President , SFG is consist of every clan in Somalia , Power sharing is fair and balanced. Dawladiid era is over Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted May 17, 2013 Galmudug like Puntland was created before his time , Galmudug was part of stakeholders who help end the Transition? Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted May 17, 2013 Maamul Goboleedka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar waxaa uu sheegay inay iminka ay socdaan kulamo ay la yeelanayaan maamulada kala duwan ee ka jira Gobolada dhexe ee dalka kaasi oo ay kaga hadlayaan sidii gobolada dhexe loo midey lahaa isagoo sheegay in arintaasina ay meel wanaagsan mareyso Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted May 17, 2013 Due to the success of the Somali FG Qurbajoogta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabaneysa oo sii kordhaya Published on May 17, 2013 by Mowliid · No Comments · 2,136 views Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka dambe dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa ee dib ugu soo laabanaya dalkooda hooyo si ay uga qeybqaataan horumarada nabadeed ee ka soconaya wadanka. Gudoomiyaha ururka haweenka jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka UK Kutubeey Cali Maxamed oo iyadoo ku sugan dalka Ingiriiska qadka Telefoonka uga waramaysay Radio Muqdisho ayaa ka hadashay xowliga ay ku socdaan dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalalka caalamka ee bilaabay in dalkooda ay dib ugu soo laabtaan. Kutubey Cali Maxamed ayaa sheegtay in dadka Soomaaliyeed oo mudada burburka uu ku jiray dalka Soomaaliya ku kala sugnaa dalal caalamka ka tirsan haatan ay bilaabeen in ay kusoo laabtaan dalkooda hooyo si ay uga qeyb qaataan dib udhiska dalka iyo in ay doorkooda ka caayaraan sidii Soomaaliya ay dib ugu soo noqon laheyd kaalintii ay kaga jirtay wadamada caalamka. Gudiimiyaha ururka haweenka Soomaaliyeed ee dalka Britian Kutubey Cali Maxamed ayaa tilmaamtay in 70% dadka Soomaliyed ee dibada ku sugan siyabo kala duwan ay ugu soo laabayaan sida in ay dalkooda hooyo maalgashi ku sameeystaan. Ugu dambeyn Kutubey Cali Maxamed gudoomiyaha ururka hawenka Soomaaliyeed ee dalka UK ayaa sheegtay in gabdhaha Soomaaliyeed markii horeba ay kaalin weyn kaga jireen dib u dhiska dalka, iyadoo ugu baaqday in halkooda kasii wadaan dadaalka ay wadaan. Arintan ayaa imaanaysa xili dib u dhis aad u xoogan uu ka soconayo dalka Soomaaliya taasi oo sabab u ah horumarada ay ku talaabsanayso dowladda Soomaaliyeed sida horumarka dhinaca amniga, dib udhiska dalka, soo celinta qeybihii kala duwnaa ee adeegyada bulshada iyo qorshayaal kale oo madaxda Qaranka ay doonaayaan in karamadii umada soomaaliyeed ay soo celiyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted May 17, 2013 Maamul Goboleedka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar waxaa uu sheegay inay iminka ay socdaan kulamo ay la yeelanayaan maamulada kala duwan ee ka jira Gobolada dhexe ee dalka kaasi oo ay kaga hadlayaan sidii gobolada dhexe loo midey lahaa isagoo sheegay in arintaasina ay meel wanaagsan mareyso This is part of the plan , This includes Galmudug Quote Share this post Link to post Share on other sites