A_Khadar Posted May 16, 2013 -Qorshe lagu khaarijin rabo Prof Galeydh oo si halisa loo agaasimay - Xagee lagu dilayaa Muqdisho mise Nairobi ? Xog laga helay ila wareedyo muhiima ayaa xaqiijinaya in Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland iyo Dowladda Federalka Somalia si wadajira u maleegeen qorshe la doonayo in lagu khaarijiyo Xildhibaan Cali Khaliif Galeydh. Qof ka mida Masuuliyiinta labada dhinac ee ka shiray khaarijinta Prof Galeydh ayaa tibaaxay inuu shaqsiyan saluugay in xalka looga taqalusi karo Xildhibaan Galeydh noqday in la dilo. Read Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 16, 2013 waagacusub awoowe? Come on you can do better than Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted May 16, 2013 Godfather camal miyaa? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 16, 2013 Dr. Ali's powerful arguments rattled the warlord minds in Mogadishu and the separatists goons in Hargeysa thusly the criminal partnership Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted May 17, 2013 He should be careful, specially around Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 17, 2013 That Dahabshiil two million never gets spent. First it was meant for Sado Cali, then Xaglo T and now it's Galeydh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 17, 2013 ^ :D Dr. Ali is in danger in Mogadishu Quote Share this post Link to post Share on other sites