Xaaji Xunjuf Posted May 16, 2013 Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaal ay la galeen ciidanka dowlada 16. maj 2013 Ururka AL-Shabaab ayaa guulo ka sheegtay dagaalo ka dhacay Gobalka Gedo iyo sidoo kale Gobalka Jubadda hoose deegaano ka tirsan. Afhayeenka dhanka dagaalada ee Ururka Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dagaalkii ka dhacay Gobalka Gedo ee udhaxeeyay ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Shabaab guulo waaweyn ay ka gaareen. Dagaalka Gobalka Gedo ka dhacay ayaa wuxuu sheegay inuu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Caracas oo udhaxeeya Magaalooyinka Garbahaareey iyo Beladxaawo. Abuu Muscab ayaa sheegay in khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ay ku gaarsiiyeen ciidanka Dowladda Soomaaliya dagaalkaasi wuxuuna sheegay in 12- ay ka dileen 30-dagaalyahana ay dhaawaceen ciidanka Dowladda,isaga oo tilmaamay inay hub ka qaateen ciidanka dagaalka ay la galeen. Afhayeenka dhanka dagaalada ee Al-Shabaab ayaa wuxuu sidoo kale sheegay in dagaal ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose guulo ay ka gaareen ciidankooda. Ma uusan soo hadal qaadin khasaaro Shabaab kasoo gaaray dagaalada uu tiriyay Abuu Muscab ee guulaha dhamaan uu kawada sheegtay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 16, 2013 Al Shabab? I thought these guys disabanded after getting bored from watiing for anyone to pay them attention! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 16, 2013 No they are still there eventhought they lost allot Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 16, 2013 Al shabaab is getting a chance to regroup now because of the jubbaland thing i hope the folks down there comes to their senses Quote Share this post Link to post Share on other sites