Saalax Posted May 16, 2013 Maamulka Khaatumo oo soo dhaweeyey doorashada Madaxweyne Axmed Madoobe,{Dhagayso}. Maxamed Yuusuf Jaamac oo ka mid ah golaha madaxtooyada ee maamulka Khaatumo ayaa soo dhaweeyey doorashada la doortay Madaxweyne Axmed Madoobe. Wuxuu sheegay inay ku faraxsan yihiin ka maamul ahaan doorashadaas, wuxuuna hambalyey dhamaan shacabka deeganada Jubooyinka iyo Gedo. HALKAN KA DHAGAYSO. http://horufadhi.com/2013/05/16/maamulka-khaatumo-oo-soo-dhaweeyey-doorashada-madaxweyne-axmed-madoobedhagayso/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 16, 2013 Salax they have no choice to support Axmed madoobe, since Culusow and co ignored them even when they waved the Somali flag.its good for Khatumo to support their former allies the Azanians i welcome this. Khatumo siyasadi wa barteen they are showing the middle finger to culusow and siding with tolkood. Remember clan is everything. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted May 16, 2013 Katuum needs support of D block to gain back their Regions i don't blame them Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted May 16, 2013 What a contradiction!!! Khatumo in taleex wants one Somalia,the one in kismayo supports a fractured one.It says it's kidnaped in SL yet FOR a man who illegally usurped power in the lower juba.It says SL forces illegally occupy Buhodle yet welcomes Kenyan troops long after shabab is gone cos is a friend of their faction.They the enemy of Puntland up north and a friend indeed in kismayo. They mess in the politics of far away Ras Gamboni yet accuse landers of messing with them! Waar af gaalo ama mid muslin la kaalaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 16, 2013 Xaaji Xunjuf;950853 wrote: Salax they have no choice to support Axmed madoobe, since Culusow and co ignored them even when they waved the Somali flag.its good for Khatumo to support their former allies the Azanians i welcome this. Khatumo siyasadi wa barteen they are showing the middle finger to culusow and siding with tolkood. Remember clan is everything. What will it change tho i mean Khatumo supporting warlord Madoobe? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 16, 2013 ^^ Nothing really but its just a boost for Ahmed madoobe the more of his tribesmen supporting him the better for him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted May 16, 2013 Oh those evil Khatumites, is their an end to their wickedness. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 16, 2013 Homunculus;950871 wrote: Oh those evil Khatumites, is their an end to their wickedness. What do you have against Khatumites waryaaa leave them alone. Are you supporting barre hiiraales presidency. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 16, 2013 (Daawo Vedio) Shacabka Buuhoodle Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Jubbaland State Tan iyo markii madaxweynaha maamulka Jubbaland loo doortay Axmed Madoobe oo kamid ahaa siyaasiyiintii ugu cad-cadaa ee loo badinayey inay kusoo baxaan jagada madaxtinimo ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa arintaasi afkaaro kala duwan ka bixiyey shacab weynaha Soomaaliyeed, iyagoona qaarkood ay soo dhoweeyeen doorashadii madaxtinimo ee ergooyinkii shirkii Kismaayo ay ku doorteen madaxweynaha maamulkaasi Axmed Madoobe. Hadaba shacab weynaha ku dhaqan magaalada Buuhoodle oo aanu maanta mirco Phone-ka la dhex qaaday ayaa afkaaro kala duwan ka bixiyey arintaasi, waxaana ay taageero gaar ah u muujiyeen madaxweynaha cusub ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Dhinaca kale mas’uuliyiinta maamul goboleedka Khaatumo ayaa iyana madaxweynaha cusub ee maamulka Jubbaland iyo weliba shacabka kasoo jeeda goboladda Jubbooyinka kula dar daarmay inay adkaystaan maamulkooda kuna kalsoonaadaan. Hadaba halkan hoose ka daawo. Halkan Ka Daawo Shacabka Gobolka Cayn Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Jubbaland State http://horufadhi.com/2013/05/16/daawo-vedio-shacabka-buuhoodle-oo-hambalyo-u-diray-madaxweynaha-cusub-ee-jubbaland-state/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 16, 2013 Khatumo is making new friends, not more enemies. I never understood the logic of our separatist brothers in the north Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 16, 2013 How is it making more friends. The relationship between Afmadow and Khaatumo people was always there it is not something new but they have alienated a previous friend the Gedo community when they supported Black Ahmed hence making new enemies. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted May 16, 2013 Xaaji Xunjuf;950873 wrote: What do you have against Khatumites waryaaa leave them alone. Are you supporting barre hiiraales presidency. Wooosh, sarcasm is your friend. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 16, 2013 Some in here are completely misinformed unless they purposely pick and choose as they wish. Gedo community is part of Jubaland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 20, 2013 Maamulka Khatumo Oo Laga Mamnuucay Inay Ka Soo Degaan Kana Dhoofaan Garroonka Degmada Caabudwaaq Published on May 19, 2013 by Mohamed abdi · 47 Comments Caabudwaaq( AGGM) Maamuladda Degmada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud ayaa la sheegayaa inay saacadihii la soo dhaafay wadeen qorshe ka dhan ah masuuliyiinta maamulka Khaatumo state ee soomaaliya ee inta badan adeegsada duulimaadyadda ka duula Magaalada Caabudwaaq isla markaasna u kicitima magaalada muqdisho iyo degaanada kale. Wararka Shabakada Allgalgaduud ka helayso magaalada caabudwaaq ayaa sheegaya in Masuuliyiinta degmada Caabudwaaq sheegeen inaysan Masuuliiyiinta maamulka Khaatumo State ka dhoofi karin kana soo degi karin garoonka diyaaradaha ee magaalada caabudwaaq,waxaana arrimahaasi soo dhaweeyey shacab badan oo ku dhaqan gobolka galgaduud. Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State ayaa sanadihii ugu dambeeyey waxay adeegsan jireen garoonka diyaaradaha magaalada caabudwaaq oo u ahaa marin muhiim ah oo ay u adeegsadaan socdaalada ay ku aadayaan caasimadda soomaaliya ee muqdisho iyo wadamada dibedda. Maamulka Khaatumo waxaa uu samaystey garoon macmal ah kaasi oo ay hal ka soo dageen diyaarad ay la socdeen waxgarad iyo masuuliyiin ka tirsan maaamulka Khaatumo,waxaana arrintaasi aad uga carooday maamuladda labada dhinac ka xige ee Puntland iyo somaliland oo hanjabaad u direy diyaaradii soo qaaday isla markaasna ku amaray inaysan mar dambe soo cago dhigen degaanada lagu mursan yahay iyagoo ugu hanjabay inay ka joojin doonaan duulimaadyada ay ku yimaadaan degaanada Puntland iyo Somaliland. Waxaana arrintaasi fulisay shirkadii diyaaradaasi lahayd. Maamulka Khaatumo oo xilliyadii ugu dambeeyey adeegsan jirey Garoonka degmada caabudwaaq ayaan la ogeyn meesha ay madaxda maamulkaasi ka duuli doonaan ama ka soo deji doonaan hadii ay u baahdaan safar dhinaca cirka ah,lama yaqaan sababaha ka dambeeya in Maamulka degmada caabudwaaq taalabadaasi ku dhaqaaqaan. Samsam Cabdilaahi Aadan http://allgalgaduud.com/?p=8446 Quote Share this post Link to post Share on other sites