Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somali government rejects Axmed madoobes one sided selection.

Recommended Posts

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya: “Doorashada Axmed Madoobe Waa Xad-gudub”

 

on May 15, 2013

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga qaranka Soomaaliya

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga qaranka Soomaaliya

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa ka hadley doorashada maanta ka dhacdey magaalada Kismaayo ee lagu doortey madaxweynaha jublanad Axmed maxamed Islan, waxaana uu ku tilmaamey in ay tahay XAD-GUDUB.

 

Cabdikariim Xuseen guuleed oo ah nin si weyn loogu yaqaano in waxa uu qabo ku soo bandhigo fariimaha Twitterka ayaa sheegay in iyada oo maanta Xukuumaddu saartey guddi arrimaha Jubbooyinka xaliya in doorashadan lagu soo beego, waxaan u aragnaa xad-gudub ayuu yiri Wasiirku.

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa sheegay in arrintan ay ka maqleen Warbaahinta. “Warbaahinta ayan ka maqalnay in maamul loga dhawaaqay Kismaayo, balse horena waan u sheegnay, haddna waan ku celin, nama quseyso natiijadaas”

 

Horey waxaa fariimaha Twitterka uu soo dhigo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga uga xumaadey Xafiiska Raysalwasaaraha Soomaaliya oo mar ku sheegay in fariimahasi aysan ahayn kuwo ka tarjumaya Xukuumadda, laakiin Wasiirka ayaa ku adkeystey isla markaana iska fogeeyey qaabka Xafiiska Raysalwasaaruhu u arkey fariimaha uu ku faafiyo Twitter-ka.

 

Si kastaba ha ahaatee waa masuulkii u horeeyey ee ka tirsan Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo ka hadley doorashada maanta Kismaayo ka dhacdey, inkasta oo Xafiiska Raysalwasaaruhu aanu ka hadlin.

 

Horseed Media

News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

Just wondering, how many president that this small east african country has? This country has gone astray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

President of Somalia the international backed government of Somalia President hassan sheikh limited control over Somalia

President of the garowe clan enclave Mr Faroole controls 2 regions of Somalia and north Mudug

President of Galmudug state South galkacyo baraxlay and a few districts in Mudug Mr cabdi qeybdiid

Preisdent of galmudug Mr Timo kala jeex controls the same districts but in dispute with Qeybdiid

President tiicay the President of cadaado a city he calls Ximan iyo Xeeb in dispute with galmudug over Hobyo

President of Jubbaland Axmed Madoobe just elected in control of some parts of Kismayo with the help of Kenyas

President of Jubbaland barre hiiraale claims the same land is in the same city with the help of a few hundred Militia

Amiir Godane head of the alshabaab movement controls some regions of Somalia survives with out Amisom backing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

^ Mate, you need to try again, this is not true. There are about 25 presidents i heard excluding the self appointed ones.

Share this post


Link to post
Share on other sites

D.O.C. i didn't count the Presidents based abroad

 

Darman would be one

President gar yaqan nur of dawarsi state

President of udublandstate

 

 

Iyo qaar kalo badan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;950383 wrote:
President of Somalia the international backed government of Somalia President hassan sheikh limited control over Somalia

President of the garowe clan enclave Mr Faroole controls 2 regions of Somalia and north Mudug

President of the habro clan enclave, controlling the habro triangle but claims to have "left Somalia"; denied.

President of Galmudug state South galkacyo baraxlay and a few districts in Mudug Mr cabdi qeybdiid

Preisdent of galmudug Mr Timo kala jeex controls the same districts but in dispute with Qeybdiid

President tiicay the President of cadaado a city he calls Ximan iyo Xeeb in dispute with galmudug over Hobyo

President of Jubbaland Axmed Madoobe just elected in control of some parts of Kismayo with the help of Kenyas

President of Jubbaland barre hiiraale claims the same land is in the same city with the help of a few hundred Militia

Amiir Godane head of the alshabaab movement controls some regions of Somalia survives with out Amisom backing.

u forgot one but I fixed it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this