Sign in to follow this  
Saalax

Metal Scrap looters hiding behind Somalia army clothes try to loot Dahabshiil company in Mogadisu

Recommended Posts

Saalax   

Rag ku labisan direeska ciidanka dowlada oo isku dayey iney dhac u geystaan mid kamid ah xarumaha Dahabshiil ee Muqdisho

 

 

Muqdisho(RBC Radio(RBC Radio) Rag ku labbisan direeska ciidamada Milateriga dowlada Soomaaliya ayaa maanta weerar kun qaaday xarunta shirka xawilaadda Dahabshiil ay ku leedaha gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Mudisho,wararka ayaa tilmaamay in ilaa 7 ruux oo ku labisnaa direeska ciidamada dowlada Soomaaliya ay isku dayeen iney gudaha u galaan xarunta Dahabshiil ee Bakaaraha.Raggani hubeysan ayaa la sheegay iney damacsanaayeen iney dhac u geystaan shirka Xawilaadda Dahabshiil,Dableydan hubeysan ayaa la dhowr jiho kasoo galay xarunta shirkadda iyagoona rasaas aan loo meel dayin ooda kaga qaaday xarunta Shirkadda ee Bakaaraha.Dableyda weerarka ku qaaday shirka Dahabshiil ayaa ku guul dareystay iney gudaha u galaan xarunta shirkadda kadib markii ay iska caabin xoog leh kala horyimaadeen ilaalada sgirkadda Dahabshiil oo raggaasi la galay dagaal socday muddo Saacad ah.Waxaana inta la xaqiijiyey ka dhashay dagaalka dhexmaray dableyda hubeysan oo isku dayey iney dhacaan shirkada Dahabshiil iyo ilaalada shirkadda 1 ruux oo la sheegay inuu ka tirsanaa kooxdii hubeysneed ee dooneysay iney dhaca u geystaan Shirkadda Dahabshiil xarunteeda Bakaaraha oo ku taalla agagaarka Suuqa Sarifka bartamaha suuqa Bakaaraha.Dagaalka ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay mid ka mid ah shaqaalaha Dahabshiil,ciidamada dowlada Soomaaliya oo goobta soo gaaray ayaa isku gadaamay naxaagiga Xarunta shirkadda waxayna kaxaysteen shaqaalihii shirkadda Dahabshiil iyo raggii weerarka soo qaaday oo sida la sheegay ka tirsanaa ciidamada dowlada Soomaaliya.Dhaq-dhaqaaqii ganacsiga Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee bakaaraha oo muddo kooban hakad galay ayaa hada caadi kusoo noqday,waxaana la arkayaa ciidamada dowlada Soomaaliya oo adkeynaya amniga suuqa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thats bad and dahabshiil is building a big dahabshil tower in Mogadishu how sure is he that his assets can be protected. He should avoid Xamar until a proper government is there that can secure his properties. Or else it will be a loss for him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;950332 wrote:
Another indicator that Mogadishu is not yet ready for outside Somali investors.

Weren't you just few moments ago saying that Mogadishu will prosper despite the evil khatumites. Worse things happen in major cities around the world and nobody gave up on them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

It is prospering but only for the natives. The assets of other Somalis are not really safe there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;950338 wrote:
Thats bad and dahabshiil is building a big dahabshil tower in Mogadishu how sure is he that his

assets can be protected. He should avoid Xamar until a proper government is there that can secure his properties. Or else it

will be a loss for him.

 

Co-Sign.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Homunculus;950347 wrote:
Weren't you just few moments ago saying that Mogadishu will prosper despite the evil khatumites. Worse things happen in major cities around the world and nobody gave up on them.

Xamar is only wonderful when he's scoring points against his perceived enemies otherwise reer Xamar are just looters to him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this