Saalax Posted May 15, 2013 Xildhibaan Daahir Amiin Jiisoow” Wey Naga Go’antahay In Aanu Ridno Xukumadda Cabdi Faarax Shirdoon Saacid” Allssc.com):-Mid kamid ah xildhibaanada Mooshinka Kadiyaarinaya Xukumada R/wazaare Saacid ayaa sheegay in dhawaan ay gabi ahaanba meesha ka saari doonaan xukuumada Soomaaliya ee uu hogaaminaayo Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.Xildhibaan Dahir Amiin Jiisoow ayaa sheegay in muddo lix bilood ah aysan waxba qaban xukuumada Saacid taana ay meesha ka cadahay inaysan xilligaan u bisleen dowladnimo iyo dalka in wax laga qabto, sidaa darteedna ay xilka ka qaadi doonaan.“Lix bilood ayaan u sabarnay xukuumada Soomaaliya, marka ma ahan in hadda aan kasii aamusno xilka waan kala dagi donna waxaana rabnaa in la keeno xubno kale oo shacabka Soomaaliyeed wax u qaban karta” Jeesoow ayaa sidaasi yiri.Waxa uu sidoo kale sheegay in xukuumad walba oo lasoo magacaabo ay sidaan oo kale u ridi doonaan ilaa dalka Soomaaliya loo sameeyo xukuumad wax qabad iyo tayo wanaagsan leh waa sida uu hadalk u dhigaye.“Xukuumad tayo wanaagsan leh ilaa dalka laga dhiso inaga waan sii wadi donna mooshinada, waana rideynaa cid walba oo aan waxba dalka ka qaban, mana jiri doonto cid loo aaba yeelaayo” ayuu yiri mar kale Jeesoow.Si kastaba ha ahaatee xukuumada Soomaaliya ayaa hadda waxaa kusoo furmay mowjado bada ah, waxaana la doonayaa in meesha laga saro, hadii aanay deg deg isaga gaarin waxaa cabsi ah in la rido. Allssc News Desk/Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 15, 2013 http://allssc.com/2013/05/xildhibaan-daahir-amiin-jiisoow-wey-naga-goantahay-in-aanu-ridno-xukumadda-cabdi-faarax-shirdoon-saacid/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 15, 2013 This is what Faroole was warning against Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 15, 2013 Do it! He doesn't do swat anyways. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 15, 2013 What is more interesting in this news is MP Jiisow hails from the USC community. So they are double-dealing afterall . Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted May 15, 2013 They say (in terms of accent) "English was born in England, and grown up in USA, and felt sick at Nigeria, and finally died in India. Now the title of presidency has died in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 15, 2013 Mogadishu, Somalia May 15, 2013 — Reports from Mogadishu say that some 92 Somali MPs have signed a motion against Prime Minister Abdi Farah Shirdon, Garowe Online reports. Parliamentary sources tell Garowe Online that the motion was handed over to parliament's leadership in Mogadishu on Tuesday. Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon The motion has not yet been formally presented for a vote in parliament however, the sources added. Somali President Hassan Sheikh Mohamud, who appointed Shirdon as Prime Minister in October 2012, was "not pleased" with the confidence motion against the Prime Minister. But inside sources say that, in a meeting with Prime Minister Shirdon in Mogadishu, President Hassan reportedly complained that "some 25 MPs from Shirdon's own ***** community had signed the motion" alongside Somali MPs from other communities. "The President [Hassan] also told him [shirdon] that, in visits to foreign capitals such as London, Shirdon's ***** clansmen protest against [President] Hassan's arrival and that Shirdon should get ***** communities to support the Somali Federal Government," a government source in Mogadishu tells Garowe Online. On May 12, Puntland government in northern Somalia warned against "renewed political infighting" after reports of MPs attempting to unseat Prime Minister Shirdon. The former Somali Transitional Federal Government (TFG) was well known for parliament brawls and controversial confidence motions against a sitting Prime Minister or President. Quote Share this post Link to post Share on other sites