xiinfaniin Posted May 15, 2013 War deg deg ah : Banaabaxyo waaweyn iyo damaashadka taageerada M/weynaha Jubbalada oo ka socda Kismaayo Kismaayo 15 May,2013– Pi–Wararka ka soo baxaayay magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in guud ahaan magaalada uu ka bilaamay Banaabaxyo aad u balaaran iyo dabaaldagyo lagu soo dhaweynayo doorashada Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan ( Axmed Madoobe) oo maanta ergooyinkii shirkii maamul usameynta Jubbaland ay sig aqlabiyad leh ugu doorteen innu noqdo Madaxweynahii ugu horeyey ee si xor iyo xalaal ah logi doortay inuu hogaamiyo dawalad goboleedka soomaliyeed ee Jubbaland State. Rasaas aad badan oo dabaaldeg ah ayaa laga maqlayey guud ahaan magaalada, kadib markis lagu dhawaaqay natiijada guusha dooroshada Madaxweyne Axmed Madoobe. Wariyaayasha shabakada Puntlandi ee Kismaayo ayaa soo werinya in waqtigan xaadirka in kumaan kun oo dadweynaha magaalada Kismaayo ahi ay soo buuxiyeen wadooyinka waaweyn ee magaalada iyagoo aad u farxasan, si weyna u soo dhaweynaya natiijooyinkaa dhaxal galka ah ee ka soo baxay shirkii mudada dheer loo fadhiyey ee ahaa tashiga iyo talo wadaaga shacabiga soomaliyeed ee Jubboyinku ay ku yagleelayeen maamul goboleed soomaliyeed oo waafaqsan dastuurka federalka ah ee soomaliyeed. Dhambaalo hambalayo ah oo is daba joogtaa ah ayaa shabakada wararka ee Puntlandi ka soo gaaraya shacabiga soomaliyeed ee ku dhaqan dalka gudihiisa iyo jaaliyadaha Soomaliyeed ee wadaaga jecel ee ku dhaqan daaf yaha caalamka. Waxii War ah ee ku soo kordha yagleelka iyo curashada Jubbalada kala soco Puntlandi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Classified Posted May 15, 2013 House of Godey celebrating, with the full support of House of Garowe and House of Qardho. Is House of Gedo celebrating with them? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted May 15, 2013 I doubt any staged celebration can overshadow of what happened today and how this election was hijacked by madoobe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 15, 2013 Dabrow, The vice presidential contest will start soon. I suggest you compete before the Jilib folks take the second most powerful post in the state while you whine endlessly Kismayo is in festivity today . It has waited long time to see this day. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gaashaan Posted May 15, 2013 Waan soo dhawaynaynaa madaxwaynaha cusub ee la doortay Mr Ahmed madoobe, Mr Culusow waxaan kula talinlahaa inuu aqbalo rabitaanka shacabka jubooyinka hadii uu rajo ka qabo dowlad soomaaliyeed oo federal ah oo shaqaysa asaguna uu madaxwayne ka yahay,,,,,,,,,,,hadii uu taa diido Awrkaagu haku qaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted May 15, 2013 xiinfaniin;950159 wrote: Dabrow, The vice presidential contest will start soon. I suggest you compete before the Jilib folks take the second most powerful post in the state while you whine endlessly Kismayo is in festivity today . It has waited long time to see this day. I would actually like that for the Jilib folks and thus making another clear sign what kinda of joke this jippo is. Kismayo today is hijacked by madoobe via kenyan muscles. You know it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 15, 2013 Relax awoowe --you complain too much, you dont know when to stop whining and get over it This thing is real. The government will start talks with the new admin, the PM has already named a committee for that task. This is how it should be Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 15, 2013 Dabrow, Care to elaborate what exactly has happened? Be specific. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 15, 2013 The Zack;950190 wrote: Dabrow, Care to elaborate what exactly has happened? Be specific. A non-Degoan won. That's all he's complaining about. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 15, 2013 Haatu, you have an interesting theory there. Are you saying with all their opposition to the Kismayo Conference, Dabrow and Gabal had a scheme to steel the election from Ahmed Madoobe ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 15, 2013 All I'm saying is that their opposition would've vanished had a Gedoan won. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 15, 2013 Haatu;950207 wrote: All I'm saying is that their opposition would've vanished had a Gedoan won. That was their stance from get go. Let me be the head or let the body not exist. Pretty terrible stance! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 15, 2013 Dabaaldegyo wali ka socda Kismaayo iyo meelo kale Published: May 15, 2013 Kn: Dabaal degyo waaweyn oo loogu damaashaadayo doorashada madaxweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa ka socota magaalada Kismaayo iyo meelo kale oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Askar iyo shacab ayaa dabaaldaga oga qeybqaadanaya rasaas dusha loo ridayo, buun, alalaalo, durbaan iyo qeeylo, iyada oo dad meel isugu yimid magaalada Kismaayo ay xirteen ciyaaro dhaqameen. Magaalada Dhoobleey ayaa iyana ah meesha kale ee dabaaldagyada waaweyn ay ka dhaceen. Laakiin Afmadoow iyo inta badan gobolka Gedo ayaanan wax shanqar ah laga maqlin, lamana oga sababta. KismaayoNews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 15, 2013 xiin Gedo waa la gartaye afmadow maxaa ku dhacay ogaantaa? Warkii nuxurka lahaa maxaad uga tagtay? Dr,faroole oo hambayo dhakhso badan usoo diray madaxweynaha qarda jeexa isku doortay,waana taageeradii ugu horaysay oo madaxweynuhu ka helo meel ka baxsan jaamacadda kismaayo oo uu tartan xoog leh ku dhex maray asaga iyo laba nin oo magacooda markii la yeeriyay ku naxay, isla markiibana u tunaasulay,natiijadaas oo aad uga qoslisay ergadii awalba fadhiga kusoo daashay. . Calaa kuli xaal hambalyo reer jubaland,, heestii jubaland ku dayo noogu tuura Quote Share this post Link to post Share on other sites