Sign in to follow this  
Somalia

Homeless Black Santa claims he is president of Jubbaland?!

Recommended Posts

Somalia   

Sida uu goordhow sheegay Coll Barre Aadan Shire Hiiraale,doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo ayuu sheegay in loogu doortay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State.

 

Barre Hiiraale ayaa isagoo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa waxba kama jiran ku tilmaamay doorashadii Axmed Madoobe isagoo dhankiisa sheegtay inuu yahay madaxweynaha Jubbaland.

 

Waraysi uu bixiyay ayaa waxaa uu tilmaamay inuu qaban doono arimo badan, waxaana hadalkiisa uu kusoo aadayaa xili maanta isna la doortay Axmed Madoobe Gudoomiyihii Maamulka KMG ah ee Kismaayo.

 

http://warqaad.com/2013/05/15/waraysi-deg-deg-bare-hiiraale-oo-sheegay-inuu-yahay-madaxweynaha-maamulka-jland/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this