ooyaaye Posted October 29, 2002 ODAY REER MUDUG AH AYAA IMAADAY MAQAAYAD WAQTAGA QADADA EEY DHAABTAY. ODAYGII BAADIYO AYUU KA IMAADAY WAXUUNA KU SOO DAGAY SIINAAY. ODAYGA WAXAA U IMAADAY KABALYEERIGII(WAITER) MARKAASUU KU DHAHAY HAYE ADEER? ODAY: ADEEROOW WAAN BAAHANAHAY II WAX II KEEN WAITER: BARIIS,BAASTO, HILIB ARI, BUSKEETI,SUQAAR IYO KOOSTAATO (MUFUSH)EBER OR DHAMAAD. WAITER AYAA KU DHAHAY MUFUSH WAAAYE WAXAAS OO DHAN... ODAYGAAN MA KASAAYO (MAAFUSH)WAXEEY TAHAY. ODAYGII INTUU SOO BOODAY AYUU YIRI........ ADEEROOW MAAFUSHKA NAFTARKIISA MARAQ IGU SOO DAR INA SOO KULULEEY....LOL..... KII WAITER KII WAA CIYAAL BOONDHEERE YAA CALINAA HEE.....ABOO HEELOOWGII QOSOL DARAADIIS HA LA SUUXO.. Quote Share this post Link to post Share on other sites