Yunis Posted May 15, 2013 (Saadaalnews) - Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen Wafti balaaran oo ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaasoo uu maanta diray Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) si wada xaajood loola galo Salaadiinta iyo Maamulka ku sugan Kismaayo. Waftiga dowladda ayaa waxaa loo galbiyay daqiiqado ka hor gudaha Magaalada Kismaayo iyaga iyo Wafti ilaa shalay ku xayirnaa Magaalada Kismaayo, waxaana ay wada hadalo albaabadu u xiranyihiin kula leeyihiin Kismaayo Saraakiisha Maamulka KMG ah ee Kismaayo. Dhinaca kale Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qaabkii ay maanta u dhacday Doorashadii Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland loogu doortay Axmed Madoobe, waxana wararkii ugu danbeyay ay sheegayaan Magaalada inay qaybna dabaal dagayso qaybna ay la aamusantahay Caro darteed. Sida uu sheegay Coll boqole oo kamid ah Saraakiisha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Kismaayo, waxaana ka maqnaa hoolka lagu doortay Axmed Madoobe dhamaan Musharaxiintii u taagnaa Xilka Madaxwaynaha Jubbaland marka laga reebo Axmed Madoobe. Ma jiro ilaa iyo Iminka cid la hadashay Warbaahinta oo ka tirsan Musharaxiinta, waxaase uu ku micneeyay Coll boqole Doorashada Kismaayo ka dhacday Inqilaab aan dhiig ku daadan. Kismaayo ayaa waxaa laga maqlayaa Rasaas aan la ogayn waxa lagu ridayo, waxaase jira qaar kamid ah Ciidamadda Magaalada ku sugan oo u dabaal dagaya Guusha Sheekh Axmed Madoobe. Daqiiqad walba Isha ku hay Saadaal media si aad ula socoto Isbadalka Kismaayo Maanta ka jira. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 15, 2013 What if videos prove otherwise? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted May 15, 2013 This coup was not expected, however Madoobe became powerhungry and thus couldnt let a free and fair process take place. Expect things to follow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 15, 2013 ^A man that opposed the whole process shouldn't be concerned however free or fair it was. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 15, 2013 lmao i really doubt ahmed madoobe was the only candidate present in the election and if it did really happen lawd have mercy desperation has hit another level Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted May 15, 2013 Jacpher;950111 wrote: ^A man that opposed the whole process shouldn't be concerned however free or fair it was. Im concering about whats right and madoobe cheated and thus keeping the kenyan agenda alive. I bet you are supporter of this act by madoobe:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 15, 2013 did you log in with your scrip im confused now :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 15, 2013 Dabrow;950117 wrote: Im concering about whats right and madoobe cheated and thus keeping the kenyan agenda alive. I bet you are supporter of this act by madoobe:D did you actually admitt yunis is your script ?:confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted May 15, 2013 oba hiloowlow;950123 wrote: did you actually admitt yunis is your script ?:confused: What? Yunis and I are two seperate users. I dont have times for scripts unlike some:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted May 15, 2013 Apophis;950125 wrote: Even HAGonline disagrees with this nonsense; try again Gedo Oohinta Orgiga ka wayn, in SOL even this enlighted Gaal preaches "Gaal tolkii miyaa kama cadaabtato"?....This is not Garrisa where 'others' get whipped by your snitches. Zack - show the prove. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted May 15, 2013 This feels desperate,why can't people just celebrate progress?! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted May 15, 2013 Homunculus;950166 wrote: This feels desperate,why can't people just celebrate progress?! Because this not the way to build a lasting foundation for a state. It would be desperate to rush this process and thats what madoobe did all along with the hopes of hijacking it later. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 15, 2013 Yh yh stop crying waryaada and take it like men. Quote Share this post Link to post Share on other sites