shafici Posted October 29, 2002 CHECK IT OUT AGAIN....... WIIL SOMALI AH AYAA DAGAAL GALAY MARKAASBAA OFISKA LAGEEYAY. MAALINTAASNA WAA ISBUUCIISII SADAXAAD. MARKUU MAGACIISA UU USHEEGAY NAAGTA, BAY ISMAAGTAY IN AY MAGICIISA IYO ID NAMBARKIISA GALISO. KULEEL BAANA JIRAY MAALINTAAS. KADIB MARKUU JABSADA PRIINTARKA MEESHA MARKAY WARAAQDA SOO BAXDO AY FUUSH. AYUU JABSADAY MARKAASUU YIRI KULEEL BAABA JIRA. NAAGTII MARKAY ARAGTAY BAY YAABTAD. KADIB NA WAXDAY TURJUBAAN AMA SUKUURAD ISKUULKA KASHAQEEYA. WAXAAN UMALAYNAYAA IN AAN AAD INDIINKA QOSLININ. HERE IS ANOTHER ONE. GABAR SOMALI AH AYAA LASHAQAYNEESAY WIIL INDHAYAR AH WAXEENA KA SHAQAYNAAYEEN GLAASKA BAABUURTA. KADIB MARKAY U BAAHATAY (QASHAWEETO) INTEE SHAATIGIISA QABATAY BAY TIRI WARYAA INDHAYAR QASHAWIITO KEEN. MARKAASUU UGU JAWAABAY. ( WHAT WHO U TALKING ME) WHAT YOU JUST SAID) HAA. PEACE UP YA KEEP UP THE JOKES. I LIKE MAKING JOKES MORE THAN ANYHTING!!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites