Saalax Posted May 12, 2013 Wa la arka dee. Ma wasiir qaran ayaa SOL dhex warwareegi laha ama xagan joogi laha ila 2002gii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 12, 2013 inoo wad sheekada adeer, ha ordin, iigana jawaab seed ku ogaatey inaanan aheyn wasiir, mida kale, wasiir Soomaali ah muxuu qaban lahaa, maxey qabteen kuwa hada Xamar jooga ama Hargeisa, soo un qaad ma cunaan, anigu hadaanan qaad cuneyn oon SOL dhax jooga maxaad iigu diidi, ii jawaab baan ku iri, car wakaasee aan kaa haro caawa, anaa ku kibriyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 12, 2013 Jawaabta wa lagu siiyay ee korkaga eeg. Facaga baad ka hiinistay, laakin adiga meesha iis dhigay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 12, 2013 Waxaan ku weydiiyey, adigu inta maxaad ka qabaneysaa?, hadaad ardey tahey maad ku mashquultid waxbarashadaada intaad Konforianska un ka hadleyso, tan kale waan isla garaney inaan khasaaro aheyoon halkan un joogo, ee adigu miyaad i dhaantaa, ii balbalaadhi sheekada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 12, 2013 Anigu gormaan idhi arday baan ahay? Mise hawaada baad kala soo baxday tasi. I am a CAD technician, that is what I do. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 12, 2013 CAD technician experiencygiisu noqotey Konfrurianska soo lagama fiicno, waxaad taqaano ama aad ku shaqeyso dadka uga faa'iidee oo si isku dhaan oo waqtigaaga ka faa'iideeso even by doing over-time or concentrating on your job, maxaad i dhaantaa aniga hada still stands, maadaama aan anigu wasiir ahey camalkii aan qaban lahaana ay institution la'aan i heyso adoo shaqo heysto maxaad halkan u joogtaa, ii jawaab waryaa, caawa meelna u carari meysid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 12, 2013 CAD technician iyo wararka siyaasadaba wa la isku wadi kara la yaab maleh haadu qofku awoodo. Waxad ilowday CAD technician wuxu ka shaqeeya computerada marku sawiirayo 2D/3D CAD Parametric Modeling drawings.The internet is available in break times or one's own time, sasi suro gaal uu noqotay. Laakin wasiir baan ahay iyo SOL baan dhex wareegaya ila sanadkii 2002 labo iis leh maha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 12, 2013 Taas waan isla garaney oo wasiir lagu khasaarey ayaan ahey oo dadkiisa wax u qaban waayey like many other wasiiris, ee adigu break-timekaagu badanaa mise meeshuba shaqaba kuma heysid. Waad aragta 12,000 kun oo posts ayaan leeyahay illaa 2002gii, adiguna illaa 2009kii 6,000 kun ayaad ku dhawdahey and most of it waa wada Konfurianska, kee baa shaqa la'aan ah labadeena oo lagu khasaarey, anigu waanba ogahye khasaaro ayaanahey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 12, 2013 Different time zones for different SOLers. Mise waxay kula tahay qofku inu 24hr ku jiiro shaqo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 12, 2013 Adigu 24 hours waad fadhidaa ilamana ahan inaad shaqa heyso, waad noqon kartaa CAD technician, ee ka jawaab postyga kaa korreeya marka hore Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 12, 2013 2009 - 2013 5k-6 posts ma xuma, most SOLers who joined in 2008-2009 have about 10k posts. Anigu malinkasta maso galo xagan, waxa laga yaaba weekgii ina maalimo so galo oo wax siyaasad ku sabsan so dhigo. Adigu laakin on top of having 12 thousands posts ila 2002gii waad joogtay, waad ku gaboowday meesha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 12, 2013 Nice beat Sounds like dhaanto Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 12, 2013 Haa, waan kugu raacsanahey, soo ma fiicno adiguna intaadan ku gaboobin inaad iskaga tagto meesha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 12, 2013 Anigu kuma talo jiiro ina ku gaboobo meeshan. Waxan ku talo jiira ina wadanki mar dhow ku labto oo hormaar badan kaso qabto dhuulkayga sasi sharaf ku jirta, haadi alleh idmo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 12, 2013 Waad fiicantahey markaa mar hadaad sidaa u fakareyso ood dooneyso inaad wadankii wax u qabato iyo dadkaaga, laakin inta aadan wadanka iyo dadka wax aadan u qaban ka hor, soo ma fiicna inaad baadhitaan isku sameyso nafsadaada aad ku falanqeyso shakhsiyadaada, waayo shakhsiyada iyo the characterka aad SOL soo bandhigto ilama ahan mid dal iyo dad wax u qaban karto, ma i fahantey adeer. Quote Share this post Link to post Share on other sites