Saalax Posted May 12, 2013 Haye ma dayaacadi raqiiska ahayd baad dib ugu labatay. Horta ma xuma inu qofwalba badhitaan isku sameeyo xaga cafimaadka mar walba, xata adigu waad uu bahantahay inaad iso badho madama la sheegay inaad Kenya joogtiid, cuduro badan ayaa ku faafa wadankasna. Wa muhiim SOLerkasta inu cafimaadkiisa ka shaqeeyo. Waxa ficaan inaad dhiig kar iska so bartiid, ileen wararka siyaasad ayaa dhiiga kugu kiciiya ee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 12, 2013 Caafimaad kama aanan hadlin waryee, markaan ku lahaa boodboodka badan iska daa baad ila yaabeysay, adoon qumaati wax u dhuuxin ayaad cuduro karantiilo ah iyo mindhicir duluqoow ka hadleysaa, war nafsadaada baadhitaan ku samee hadaad dooneyso inaad wadanka iyo dadka wax u qabato, sadly, the character Saalax in SOL uma eko mid wadankii iyo dadkii wax u qaban karto, ma i fahantey, Keenyana xagee iooga imaatey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 12, 2013 As they say, don't judge a book by its cover. The character Saalax might give you high blood pressure, but it could entirely be a different person in real life. Don't take the internet too seriously, perhaps it could be the fact you were here since 2002. SOL ayaa kula noqotay real life. Chill out before you do damage to your organs, that is my advice to you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 12, 2013 Qaatey advisekaaga ee teyda maxaad ku diidi niyahow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 12, 2013 Adba waan qatay taada, gar ahaan miida ahayd ina culayska saro shaqaada CADka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 12, 2013 Saas ayaan kaa rabaa, waa inoo mar kale, kuna dadaal wanaaga, xumaantana ka dheeroow, Ilaahey ha na waafajiyo kheyrka, boqol wardi soo akhri, faataxa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted May 13, 2013 Beginning the video with gunshots is part of the secessionist narrative of perpetuating an image of war and incivility in the south compared to an ever so peaceful north. This narrative for one, I find undignified and in its extremes offensive. Nevertheless excluding my person opinion, this narrative is largely ineffective as it not a sustainable and is quite shallow. The guns will waive, in fact they already have... Xamar will rise and with this "tagi mayo xamar" mentality will fade... Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted May 13, 2013 SomaliPhilosopher;949182 wrote: The guns will waive, in fact they already have... Xamar will rise and with this "tagi mayo xamar" mentality will fade... yes Xamar will start the first bullet as in late 80s and end up with anotha 20 yr of destruction and devastation.You neva learn from past and the ill will keeps backfiring on your face. History will repeat itself. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted May 13, 2013 I'm feeling this a lot. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted May 13, 2013 Lol @ nuune iyo saalax;) waar ciyaalka iyo cirroolaha kala qabta;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted May 13, 2013 Maasha Allah, waa hees wacan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted May 13, 2013 This Saalax fella is persistent. Quote Share this post Link to post Share on other sites