Dabrow Posted May 12, 2013 Tillamok: these numbers will change little. I assure you that this is what was agreed upon. The only thing under discussion is those allocated to gedo community. The 140 is as i said only from gedo and we all know that gedo folks are found aswell in the two jubbas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted May 12, 2013 KISMAAYO: Beelaha Soomaaliyeed ee Jubbooyinka & Gedo oo 99% soo Xushay Ergooyinka uga qayb qaadanaya Doorashada Madaxweynaha (Warbixin) Kismaayo: (pp)- Maalinkii shalay oo xoogaa beelaha Jubbooyinka & Gedo qaarkood ay ka cabanayeen Ergooyinka ayaa gebi ahaanba la qanciyey , halka qaar ka mid ah beelaha ay dhexdooda iska qancinayeen , arrimahaas oo badankood lasoo afjaray sida Puntlandpost uu sheegay mid ka mid ah masuuliyiinta wax ka qaabanaysay qaabka ergooyinka loo qaybsaday. ” Waxaa dhiman Liiska ergooyinka dhowr xubnood oo aan badnayn , waxayna beelaha ay wax ku dhiman yihiin noo sheegeen inay soo dhamaytirayaan Maalinka beri ah subaxa hore ” ayuu Puntlandpost u sheegay masuulkaasi. Magaalada Kismaayo guddaheeda ayaa laga dareemayaa Farxan iyo reyn reyn , maadaama Talaadada ama Arbacada midkood la dooranayo musuulka ugu sareeya maamulka Jubbaland State, hogaamin doona sanadaha nasoo haaya, haddii illaahay (SWT) uu qadarro. Shacabka Jubbooyinka iyo Gedo ee guddaha iyo dibada ayaa isu diyaarinaya taageerada Maamulka cusub ee Jubbooyinka & Gedo looga dhawaaqayo, deegaanadaas oo ah deegaan ballaaran oo ka mid ah deegaanada Soomaaliya, dhanka kale, waxaana maamulka ka dhallan doona deegaanada Jubbooyinka taageero xoogan u muujiyey Xildhibaanada ku jira DF ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka beesha Caalamka , iyo Maamulka dowada goboleedka Puntland oo ah maamulkii ugu horeeyey ee Federaalka qaatay. Dhanka kale Axmed Islaam (Madoobe) oo la filayo inuu noqon doona Madaxweynaha Jubbaland ayaa gurrigiisa ka bilaabay kulano uu la leeyahay Siyaasiyiinta iyo Beelaha ka soo jeeda Jubbooyinka iyo Gedo, isagoo doonaya inuu kaga dhaadhiciyo fakirkiisa siyaasadeed haddii loo doorto madaxweyanaha cusub ee Jubbaland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted May 12, 2013 Dabrow, we welcome your change of heart and thank you for these great updates. Could you tell us when the Presidential election will take place? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted May 12, 2013 Lol I havent change my position yet however I can report and discuss things i dont agree with. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted May 12, 2013 ^ Dabrow, c'mon, just like some of the ergooyin mar dhow waad qancin doontaa, soo ma aha? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted May 12, 2013 ^Mar haduu bilaabay inuu soo report gareeyo in good light wuu iska qanacsanyahayee iska daa? Dabrow, suashayda labaad kama aadan jawabin, when is the President of Jubbaland getting elected, update us please if you have the info. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted May 12, 2013 Tillamok: I dont think so. Warrior: the important thing is not when but who gets appointed or selected so to speak. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 12, 2013 So Dabrow,you will oppose if Gandhi/Madoobe is appointed miyaa, or you will welcome miyaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted May 12, 2013 I rather see madoobe then ghandi however the only way i would welcome this if a solution is reached between various stakeholders and the pm goverment. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted May 13, 2013 like i said, this is somali federal state all minorities will be respected and given their deserved seats. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 13, 2013 Che -Guevara;949067 wrote: Your support or lack of it has no weight , it means nothing! For the rest Solers, you really can't do anything about anything, this is needless argument. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 13, 2013 Dabrow just like Gabal is unsure what to do with Kismayo. He is conflicted, between support and opposition Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 13, 2013 Dabrow will only support this process if a Gedoan is elected Quote Share this post Link to post Share on other sites
Complicated Posted May 13, 2013 xiinfaniin;949314 wrote: Dabrow just like Gabal is unsure what to do with Kismayo. He is conflicted, between support and opposition Depends on dhankay hawadu u socoto on the day Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 13, 2013 Haatu;949317 wrote: Dabrow will only support this process if a Gedoan is elected That is very small minded. Gedo have a right to compete, and will probably be the president one day. But today Madobe has a clear lead Quote Share this post Link to post Share on other sites