shafici Posted October 28, 2002 shekadaan waxay ka dhacday kismayo. waxaana idinka raaligalinayaa dadka kismayo dagan in aysan xumaan u qaadan. waa sheeka baraleey. maalin maalmaha ka mid ah ayaa dhakhtar meel uu dadka ku daawweyo furtay. tabeeluu meel suray, oo dhahaya waxaan furnaa Caloosha xiran.... cudur walbana waan daa weeynaa. kadib markuu oday caloosha xirantahay u yimid. wuxuu yiri dhakhtaroow. maalmahaanba calooshaa i xirneed. markaasuuu yiori bari daawadaad iigu soo laabo. Maalintii kale jayuu u yimid asagoo markaasuu geedo uu isku soo qasay. Markuu gur aaday buu cababay markaasuu habeen kii oo dhan uu san jiifsan. oo shuban iyo matag uu ku waashay. subaxdii danbaa odaygii oo wiilashiisa wadaan dhakhtarka ku soo laabatay. markaasee dhaheen calosha aad bay u furuntay odaygee wax llagu joojiyo mataqaan. markaasuu dhakhtarkii yiri ANAGU WAA FURNAA EE MAXIRNO.. AHAHHHA AHGA WAXAAN UMALAYNAYAA IN AAN AAD IDIINKA QOSLININ. EE WIXII FIKRAD AH WAA FURANTAHAY EE HALA BAQINA. WASALAAMU CALAYKUM/W/W Quote Share this post Link to post Share on other sites
ooyaaye Posted October 28, 2002 shafici waa iga qoslisiisay walahi. DR Sumeeye ayaa helay xariifkaas yaah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
shafici Posted October 29, 2002 llllllllllllllooooooooooolllllllll wax aan lashiigi karin baa ku dhacay odayga. dakeena wax waliba waa kasuurtoowdaa haday lacag rabaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites