Sign in to follow this  
malistar2012

JEN. CADDE MUUSE XIRSI: Qof walba oo Puntland jooga waa og-yahay inay dhibaato ka jirto Deegaannada

Recommended Posts

imco, May 10, 2013 (HOL) — Madaxweynihii hore ee Puntland Gen. Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde) oo maanta shir-jaa’id ku qabtay guriga uu ka degen yahay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, ayaa ka hadlay arimo badan oo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee ay xilligan Puntland ku sugan tahay.

 

Gen. Cadde ayaa tilmaamay in xaaladda siyaasadeed ee Puntland ay xilligan la joogo tahay mid aan degeneyn, isagoo ka digey khilaaf siyaasadeed oo hor leh, kuna baaqay in laga fogaado wax walba oo nabadda iyo xasiloonida wax u dhimi kara.

 

“Waxa hadda aan ka hadlayo ninkasta oo caqli lihi waa ogyahay. Nin kasta oo jooga Puntland waa ogyahay in dhibaato weyni ka jirto wadanka, wixii aan ka digeynay waa kuwa hadda dhacay…” Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa yiri.

 

Dhinaca doorashooyinka soo socda iyo ururada siyaasadda ee Puntland ka hanaqaaday mar uu ka hadlayey, wuxuu ku tilmaamay kuwo aan sharci ahayn oo dimuqraadiyadda ka fog.

 

“Shuruucdii la rabay oo dhan ayaa ka maqan, dimuqraadiyad waan rabnaa, laakiin xisbiyadu kuwo soconaya ma ahan. Ninkii wax garad ah yuusan yeelin khasab baan ku marinayaa xisbiyadaas”

 

Ugu dambeyn, wuxuu madaxweynihii hore ee Puntland ugu baaqay qaybaha kala duwan ee bulshada in nabadda la dhowro, meelna looga soo wada jeesto cid kasta oo midnimada iyo xasiloonida wax u dhimi karta.

 

Hadalka Gen. Cadde Muuse ayaa kusoo aadaya maalin kaddib, markii ay shalay ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta oo ka gadoodsan mushahar la’aan bilihii u danbeeyey soo wajahday, ay xoog kula wareegeen, islamarkaana ay muddo saacad ka badan haysteen, xarumo dowladeed oo muhiim ah -oo ku yaal magaalada Boosaaso - kuwaasoo ay kamid yihiin: kantaroonlka Boosaaso laga galo, Dekedda iyo Bankiga.

 

Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online

xaajidirir@hiiraan.com

Puntland, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farole is busy being a spoiler and dawladiid , Forgot about puntland lost LA , Makhir and Katuum - soon Bossaso and Galkacyo . t

 

Puntland state is now consist of sub sub sub clan , sad news

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^So Xaaji Habaar thought you few verses of his dark prayers :D

 

Puntland is here to stay , it is too big to fail for Somalia, for the region and for the world. It sits on a piece of real state with geopolitical significance ---it is Allah's design, its location is an incentive for the world to ensure its stability, political or otherwise

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^So Xaaji Habaar thought you few verses of his dark prayers

i sure don't pray for instability in Puntland, i just don't like Farole and his policy , Priority . Farole Failed Puntland the only thing he achieved was the road map .

 

Galckayo is getting out of hand , Today Bossaso is feeling it . Forget about ***** land s and Mahkir .

 

This is fact sxb

 

IMG_0174.jpg

 

IMG_0175.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

In the land of Punti , the political discourse is about Horseed, Midnimo, Horcad, Udad, and others . Passionate protests are part of the game. press releases are abound. You will soon see radio personalities in Rush of the States variety taking to the airwaves :D

 

So no, you wish Puntland away ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this